Latest local & world news - batalaalenews.com
January 20, 2019
Latest Headlines:   _

Wararka

Daawo Gabadh Somaliyed oo Sheikh Dhalay Oo Nin Chinese Bilaa Diin Ah Guursatay,Arinkaas Oo Aad Loodanaxay.

0 Visits: 1468 | Saturday October 19, 2013 - 08:53:15
China:(BNA)Waa dhacdo la yaable oo ugub ah hore somalida loogu arag sababo badan oo ku duugan qisada arooskan.

Read More »

Daawo Nin Cagihiisii ku sawirmeen Meeshii Uu 20ka Sano Uu Ku Tukanayay.!!

0 Visits: 844 | Saturday October 19, 2013 - 08:30:28
Minnesota:(BNA)Waa cajiib ninkan aan meelkale ku tukan mudahaa dheer ee labaatanka sano ah iyo weliba sida cagihiisu ugu sawirmeen.

Read More »

Malgashadayaal Turki Ah Oo Ku Soo Foole Jamuriyada Somaliland

0 Visits: 559 | Saturday October 19, 2013 - 08:10:57
Hargeisa(BNA) Koox maalgashadayaal Turki ah ayaa la filayaa in ay dhawaan ku yimaadaan Somaliland booqasho ujeedadeedu tahay in ay u sii gogol-xaadhaan maalgashiga ay dalka ka sameynayaan.

Read More »

Ciidanka Laanta Socdaalka Oo Kashifay Ilmo Yar Oo La Soo Xaday Oo Loo Waaridayay Muqdisho

0 Visits: 581 | Saturday October 19, 2013 - 08:09:00
Hargeisa(BNA) Ciidanka Laanta Socdaalka ee Madaarka Caasimadda Hargeysa ayaa ku guulaystay 16-kii Bishan inay badbaadiyaan wiil yar oo lix bilood jir ah oo laga

Read More »

Wasir Weeraray Xisbiga Mucardaka ah Ee Waddani

0 Visits: 499 | Saturday October 19, 2013 - 08:03:41
Boorama(BNA) Wasiirka Boosaha iyo Isgaarsiinta ee Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa, ayaa Masuuliyiinta

Read More »

Ciidamada Booliska LIYU Bo0lis Oo Nin Xoolo Dhaqato Ah Si Badheedh Ah Ugu Toogtay Degaanka Balli-Cabane Ee Xuduuda Maroodi-Jex

0 Visits: 502 | Saturday October 19, 2013 - 07:11:30
Bali-Cabane:(BNA)Ciidamo Liyuu Booliis ah ayaa goor dhaweyd magaaladda Bali-Cabane

Read More »

Warbixin Iftiimisay in ku Dhawaan 30 Milyan oo Qof Xaalad Addoonsiya ku Jiraan iyo Dalalka ugu Daran

0 Visits: 421 | Saturday October 19, 2013 - 03:43:13
China:(BNA)Khubarada daraasadan qortay waxay sheegeen in adoonsigu si xun uga jiro dalalkan, isla markaana u baahan yahay in wax laga qabto, waxa kale oo la ogaaday in Hindiya, China iyo Pakistan

Read More »

Sucuudiga oo Markii ugu Horraysay ku Guulaysatay in ay Kursi ku Yeelato Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay

0 Visits: 476 | Saturday October 19, 2013 - 03:35:24
Newyork:(BNA)Kursigan Sucuudigu ku guulaystay wuxuu siinaya boqor Cabdallah awoode dheeraad ah oo kaga hadli karo xaaladaha ammaan darro ee bariga dhexe ka aloosan

Read More »

Hargeysa: Hay´adda Wadaniga Ah Ee Al Huda Oo 460 Qoys U Qaybisay Xoolo Odxiyo Ah + Sawiro

0 Visits: 803 | Saturday October 19, 2013 - 03:25:24
Hargaysa:(BNA)Waxa aanu aad iyo aad halkan uga amaanaynaa maamulka Hay?adda Al Huda oo mar walba door laxaad leh ka qaata sidii ay bulshadda

Read More »

Daawo: Cusbitaalada Dalka Chad Oo Ay Buux Dhaafiyeen Bukaan Cudurka Duumada Ee Kaneecadu Dhaliso Oo Si Xad Dhaaf Ah Uga Dilaacay Soo Ritay

0 Visits: 675 | Saturday October 19, 2013 - 03:21:51
N´Djamena:(BNA)Cusbitaalada magaalada caasimadda ee N´Djamena ayaa laga sameeyay teendhooyin ku

Read More »

Daawo: Raysal Wasaaraha Turkiga Oo Xaqal Ciid Siiyay Suxufiyad Ka Cabatay Inay Kaga Habsaantay Booqashadii Ehelkeed

0 Visits: 325 | Saturday October 19, 2013 - 03:18:26
Istanbul:(BNA)Suxufiyad u dhalatay dalka Turkiga ayaa cabasho deg deg ah u soo qadintay raysal wasaaraha dalka Turkiga,

Read More »

Daawo: Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Dalka Laos Oo Dhamaan Rakaabkii Ku Dhinteen

0 Visits: 362 | Saturday October 19, 2013 - 03:12:02
Sweden:(BNA)Diyaaradan ayaa ka soo kacday caasimadda dalkaas ee Vientiane waxaanay doonaysay in ay fadhiisato madaar ku yaala magaalada, Pakse ka hor intaanay burburin ee aanay wabiga afka darin

Read More »

Saddex Hablood oo Walala oo Xafladda Arooskooda Mar Wada Qabsaday si ay u Aragto Hooyadood Liidata

0 Visits: 530 | Saturday October 19, 2013 - 03:06:24
Sweden:(BNA)Hablahan walaalaha oo u ballansana in ay arooskooda mideeyaan bishan Actober 26, balse markii ay ogaadeen in xaaladda hooyadood liidato ayey soo dedejiyeen arooskooda.

Read More »

OGAYSIIS: OGEYSIIS: OGAYSIIS: Waxa La Ogeysiinayaa Habeenka Show-ga Fannaaniinta Yusuf Jeego iyo Deeqa Holland Ee Dubai.

0 Visits: 701 | Saturday October 19, 2013 - 03:02:04
idaa, daradeed, waxaan leeyahay ha moogaanina inaad habeenkaasi. Goobta: Dubai 4 U Shiisha

Read More »

Maamulka Jubba oo sheegay in ay dhawaan lawareegi doonaan deeganada Al-shabaab kaga sugan yihiin Jubooyinka

0 Visits: 396 | Friday October 18, 2013 - 20:25:49
BURCO(BNA) Taliska Ciidanka Maamulka Jubba oo lahadlayay warbaahinta ayaa sheegay in ay wadaan diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ay ku qabsan lahaayen deegano katirsan halka maamulkaasi maamulo oo gacanta ugu jira Al-shabaab.

Read More »

Wasiirka Boosaha Oo ka Jawaabay Dhaliilo Mucaaridku u Jeediyeen Xukuumadda

0 Visits: 322 | Friday October 18, 2013 - 20:11:04
burco(BNA) Wasiirka Boosaha iyo Isgaarsiinta ee Somaliland Md. Maxamed Jaamac Abgaal

Read More »

SAWIRRO: Warbaahinta Norway oo soo bandhigtay Ninkii lagu weeraray Baraawe

0 Visits: 1408 | Friday October 18, 2013 - 20:04:07
burco(BNA) Warbaahinta dalka Norway ayaa soo bandhigtay muuqaalka Ninkii Somali

Read More »

Booliska Uganda Oo Kadigay Weeray Ay Shabaab Soo Qadan Oo Ka Dhana Uganda

0 Visits: 363 | Friday October 18, 2013 - 17:07:11
Kampala(BNA) Ciidamada booliiska dalka Uganda ayaa sheegay inay heleen calaamado muujinaya in Al-shabaab ay doonayso inay weerarro

Read More »

"Waynu Qaban Karnaa, Waynu Dhisi Karnaa Hadii aynu isku Duubni La Nimaadno" Wasirka Madaxtooyada

0 Visits: 442 | Friday October 18, 2013 - 17:00:45
Hargeisa(BNA) Wasirka Madaxtooyada Ayaa Qoraal Uu Ku Baahiyaay Bartiisa Facebook Waxa UUgu Riyaaqay Qaabka Loogu Soo Gurmaday Wadada Cerigaabo

Read More »

Tarsan Oo Sheegay inaanu injineer Ruqsad Sidani Aanu Dhisme Ka Fulinkarin Muqdisho

0 Visits: 345 | Friday October 18, 2013 - 13:59:48
Muqdisho(BNA) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay inuusan guri ka dhisi karin Muqdisho

Read More »