Latest local & world news - batalaalenews.com
January 20, 2019
Latest Headlines:   _

Wararka

Xildhibaano Waxba Ka Majiraan Ku Tilmaamay Inay Gacmaha Iskula Tageen

0 Visits: 494 | Saturday November 09, 2013 - 18:19:17
Hargeisa(BNA) Xildhibaan Cali Mareexaan iyo Maxamed Yuusuf Waabeeye, oo labadooduba si gaar gaar ah ula hadlay warbahiinta , ayaa si adag u beeniyey warsheegaaay

Read More »

Musharax C/wali Maxamed Cali Gaas, Oo kamida Raga Doonaya Inay Booska Kasaaraan C/raxmaan Faroole ayaa Maanta Kaso Dagay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Gaalkcyo iyadoo ay kusoo dhaweyeen Dadweyne Aad u Farabadan.

0 Visits: 416 | Saturday November 09, 2013 - 15:57:47
Odyaal,Nabadoono,Waxgarad,Haweenka Gobalka Mudug iyo Qaybaha kala Duwan ee Gaalkcyo aya Musharaxa kusoo Dhaweyeey Magaalada Waxaana Goobta kusoo Bandhigeen Taageerada Ay uhayaan.

Read More »

DAAWO VIDEO: - Walaal U Gargaar 4-Caruur Ah Oo Walaalo Ah Oo Xanuuno Dalka Waxba Looga Qaban Karin Ay Ku Heystaan Magaalada Boorama.

0 Visits: 503 | Saturday November 09, 2013 - 15:52:21
Walaal U Gargaar ilaahay ha kuu gargaaree 4-Caruur Ah Oo Walaalo Ah Oo Xanuuno Dalka Waxba Looga Qaban Karin Ay Ku Heystaan Magaalada Boorama.

Read More »

Radio Batalaale Dhegayso Cali Gurey Oo Ka Hadlay Maalinta Saxafada Somaliland

0 Visits: 864 | Saturday November 09, 2013 - 15:41:22
Hargeisa(BNA) Cali Gurey Oo Ka Hadlay Maalinta Saxafada Somaliland

Read More »

UNHCR, Oo Sheegtay Tiraddii Qaxoontiga Soomaalidda Ah Ee Soo Gaadhi Jiray Xeebaha Dalka Yeman In Ay Hoos U Dhacday.

0 Visits: 461 | Saturday November 09, 2013 - 15:22:34
(bna)-(UNHCR), waxa ay xustay Lixddii bilood ee u horeeyay sannadkankii tegay ee 2012-ka, in qaxoonti

Read More »

Radio Batalaale Dhegayso Wasirka Dulista Hawada Oo Dhagax Dhigay Terminal Cusub

0 Visits: 485 | Saturday November 09, 2013 - 15:19:32
Hargeisa(BNA) Wasirka Dulista Hawada Oo Dhagax Dhigay Terminal Cusub

Read More »

Ciidmada Amniga Ee Somaliya Oo Qabtay Hal Qof Oo La Sheegay In Uu Ku Lug Lahaa Qarax Ka Dhacay Hotel Maka Al-Mukarama ee Muqdisho.

0 Visits: 327 | Saturday November 09, 2013 - 15:10:11
bnaLaba qarax oo is-xigay ayaa goor-dhawayd ka dhacay hoteelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, iyadoo mid ka mid ah qaraxyadan uu ka dhacay gudaha hoteelka iyadoo ruux boorsada Lap-top-ka sitay uu si lama filaan ah uga qarxay.

Read More »

Radio Batalaale Dhegayso Wasirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Soo Dhaweeyaay Kooxda Ladagalanka Burcad Badeeda

0 Visits: 379 | Saturday November 09, 2013 - 15:07:51
Hargeisa(BNA) Wasirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Soo Dhaweeyaay Kooxda Ladagalanka Burcad Badeeda

Read More »

"Suul-cayn dur-duriyoo, Dubur uu ka xulo Hawd," Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

0 Visits: 443 | Saturday November 09, 2013 - 14:07:05
Waa sheeko-baraley kooban. Waa sheekadii Demmen ee ubadka weyday. Beryo dambe oo ay aleel, turub iyo tusbaxba ka quusatay, waa tii wiil derderan, curad guri-dambeysna ah, hoosteeda laga deyay, sida aynu Hadraawi ka haynno.

Read More »

Daawo:-Wiil Soomaali Ah Oo Loo Qabtay doontii Lampadusa ku quustay Oo Dadka Badan Ku Geeriyoodeen

0 Visits: 394 | Saturday November 09, 2013 - 13:44:32
Wiil soomaali ah ayaa waxaa lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay doontii Lampadusa ku quustay oo ay ku dhinteen dadkii gaaraayey boqolaalka ruux.

Read More »

War Deg Dega : Maxamed Kaahin Oo Ka Badbaday Isku Day Dil Oo Lagu Bartilmaameedsaday

0 Visits: 642 | Saturday November 09, 2013 - 13:42:45
Hargeisa(BNA) Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye Ayaa Kabadbaaday Iskuday Dil

Read More »

Labada Suxufi ee Cabdisalaan Hereri iyo Axmed Xassan Cawke. Oo Dhawaan Socdaal ku Tagidoona Dalweynaha Australia.

0 Visits: 1250 | Saturday November 09, 2013 - 13:39:01
waxaan hadaba aan maanta jeclahay in aan idin soo war geliyo in ay dhawaan dalkan Australia ay ku soo fool leeyihiin suxufiyiinta waaweyn ee ruug cadaaga ah ee Axmed Xassan Cawke iyo Cabdisalaan Ibrahin Hereri

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timid Allah Ha U Naxariistee Marxuum Axmed Ibraahim Guunje

0 Visits: 407 | Saturday November 09, 2013 - 13:33:18
Madaxweynuhu wuxuu MARXUUMKA ku tilmaamay oday door muhiima ka soo qaatay nabadgelyada dalka

Read More »

Radio Batalaale Dhegayso Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashay Ujeeda Uu Dib Udhacu Ugu Yimid Shirkii Saddex Gesoodka Ah Ee Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya

0 Visits: 397 | Saturday November 09, 2013 - 12:27:46
Hargeisa(BNA) Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashay Ujeeda Uu Dib Udhacu Ugu Yimid Shirkii Saddex Gesoodka Ah Ee Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya

Read More »

"Imika Waxba Ma Saarno Siilaanyo Oo Xaaladiisa Ayaanu Ognahay, Siilaanyihii Aanu Naqaanay Maaha, Salebaan Iyo Cali Waxaan Leenahay Dalka Fowdo Ha Gelinina" Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 464 | Saturday November 09, 2013 - 12:21:49
Hargeisa(BNA) Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe, ayaa ku adkaystay inay xisbiyada mucaaradka ah xaq u leeyahiin qabshada shirka ay

Read More »

Daawo: Xus 6-Kun Oo Qof Ugu Dabaal Degayaan Guushii Moscow Jarmalka Lagaga Xoreeyay 72-Sanadood Ka Hor

0 Visits: 441 | Saturday November 09, 2013 - 10:37:47
(BNA):- Waxa magaalada Moscow gaar ahaan fagaaraha cas lagu qabtay, xus balaadhan oo loo sameeyay, 72-Guurada ka soo wareegtay markii ciidamadii Jarmalka iyo kuwii midowgii soofiyeeti ay fooda isku dareen dagaal qadhaadh oo sababay in Jarmalka lagu jabiyo, meel dhawr km oo kaliya u jirta fagaaraha guduudan…

Read More »

War degdega: Gudi hoosaadyada Golaha wakiilada JSL oodhamaantood isku bedel lagu sameeyey

0 Visits: 660 | Saturday November 09, 2013 - 10:34:16
Stockholm(bna) nuqul qoraal uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha golaha wakiilada JSL ayaa lagu amray xildhibaanada golahaas in guud ahaan laysku bedbedalay gudiyadaii golaha wakiilada isla markaana waxa nuqulka qoraalkaas ku qoran in shirgudoonku u kala wareejin doono xeerarka qabyo qoraalka ah ee ay gacanta…

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Lagama Maarmaan Ku Tilmaamay InDib Loogu Noqdo Xubnaha Qabanqaabada Shirweynaha Xisbigaasi

0 Visits: 383 | Saturday November 09, 2013 - 09:56:12
(bna)-Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) ayaa lagama maarmaan ku tilmaamay in dib loogu noqdo xubnihii dhawaanta loo magacaabay qabanqaabada shirweynaha Xisbiga Kulmiye ee khilaafku ka dhashay hogaankii ay xubnaha gudidaadi samaysanayeen, kaas oo intaa…

Read More »

Somaliland:Koboca Ganacsiga iyo Hurumarka Laga Gaadhy oo Ka Qeyb Qaatey Dhismaha Dalka Dedaalka Ganacsatada Yaryar oo Kor Usocda iyo Doorka Iskaashatooyinka Tagaasida Sida Raaxo-Tagsi

0 Visits: 1090 | Saturday November 09, 2013 - 09:47:55
Qeybo badan oo kamid ah Magaalada Hargeysa ayay Gaadiidka Raaxo-Tagsi uga adeegaan Dadweynaha iyadoo ay aad uga fudud yihiin Gaadiidka Islamarkaana, ay Maalintii Isticmaalaan Shidaal

Read More »

Wasirka Warfaafinta Oo Warbaahinta Somaliland Ku Hambalyeeyaay Maalinta Saxafada Somaliland

0 Visits: 272 | Saturday November 09, 2013 - 08:20:36
Hargeisa(BNA) Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

Read More »