War Muhiim Ah:Waxaa Lasoo Helay Filmkii Sayidka Ee Lawaayay...
April 03, 2020
Latest Headlines:   _

War Muhiim Ah:Waxaa Lasoo Helay Filmkii Sayidka Ee Lawaayay...

0
Saturday December 28, 2019 - 07:16:30 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Muhiim Ah:Waxaa Lasoo Helay Filmkii Sayidka Ee Lawaayay...

    Minneapolis:(BTN)Sida Soomaali badani ka war qabto waxaa bilawgii sideetameeyadii la sameeyey film ka hadlaya taariikhdii iyo halgankii Daraawiishta,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Minneapolis:(BTN)Sida Soomaali badani ka war qabto waxaa bilawgii sideetameeyadii la sameeyey film ka hadlaya taariikhdii iyo halgankii Daraawiishta, Hase ayahaatee filmkaa markii ladhameeyey ayaa la waayay meel uu jaan iyo cidhib dhigay,filmkaas oo ay qandaraas ku qaadatay shirkad reer Hindiya ahi kaa soo ay la gashay maalulmii keligii Siyaad Bare hase ahaatee wax dhacayba filmkaa waa la waayay oo xataa waxaa meel ku sheegiwaayay dadkii filmkaa wax ka metelay.
Hadaba kadib mudo afartan sano ah kadib waxaa baadu doon ku soo helay abwaan Siciid Saalax oo ah ruug cadaaga iyo khabiir dhanka dhaqanka iyo afsoomaaliga,kaa soo hada la kulmay shirkadii samaysay filmkaa oo mudadaana haysay cajaladaha tirada badan ee uu ka koobanyahay filmkaasi oo aan filaayo inuu yahay film bilaa midab ah.
Waxay umada Soomaaliyeed ka sugaysaa macalin Siciid Saalax war dheeraad ah oo ku saabsan filmkan iyo qisadiisa iyo sababta loowaayay,inkastoo dadka qaar ku sababeeyaan in lasiin waayay shirkadii filmka samaysay lacagtii ay lahayd.

Batalaalenews.net


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip