Guddoomiyihii Xisbiga Waddani Ee Berbera Oo Xabsiga Loo Taxaabay
December 08, 2019
Latest Headlines:   _

Guddoomiyihii Xisbiga Waddani Ee Berbera Oo Xabsiga Loo Taxaabay

0
Monday November 18, 2019 - 19:42:41 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyihii Xisbiga Waddani Ee Berbera Oo Xabsiga Loo Taxaabay

    Guddoomiyihii Xisbiga Waddani Ee Berbera Oo Xabsiga Loo Taxaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyihii Xisbiga Waddani Ee Berbera Oo Xabsiga Loo Taxaabay
Sheekh Saleebaan Siciid, guddoomiyaha xisbiga Waddani ee gobolka Saaxil ayaa ciidamada Booliska Somaliland ku xidheen magaalada Dacar-Budhuq ee gobolka maroodix.

Guddoomiyaha oo dhawaan loo magacaabay xilka ayaa maanta taageerayaasha Waddani ee Saaxil ugu baaqay in ay isugu soo baxaan bannaanbax maalinta berri.

Warkan waxa ii xaqiijiyay wariye Maslax Sidde oo Berbera ku sugan.

Waa mas'uulkii saddexaad ee ilaa xalay laga dhigay xisbiga Waddani


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip