War Deg Deg Ah:-Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaraha Ka Dhashay.
September 19, 2019
Latest Headlines:   _

War Deg Deg Ah:-Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaraha Ka Dhashay.

0
Tuesday May 14, 2019 - 14:37:15 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaraha Ka Dhashay.

    War Deg Deg Ah:-Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaraha Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaraha Ka Dhashay.
Dhawaqa qarax culus ayaa goor dhow laga maqlay degmada Warta-nabadda ee magaalada Muqdisho, sida ay goobjoogayaal xaqiijiyeen.

Warar kala duwan ayaa qaraxa ka soo baxaya,iyadoo warbaahinta maxalliga ah ay ku warrantay in gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lagu weerarray xarunta degmada Warta-nabadda.

Hay'adaha ammaanka ee dowladda iyo maamulka degmada Warta-nabadda ma jirto warbixin ka soo baxday oo looga hadlay qaraxa ka dhacay aagga ammaankeeda aad loo adkeeyo ee ku dhow xarunta madaxtooyada Villa Somalia.

Ma jirto cid sheegatay mas'uuliyada qaraxa,si rasmi ahna wali looma xaqiijin khasaaraha ka dhashay, wuxuu ku soo aaddaya iyadoo ciidanka amniga ay howlgallo xasillin ah ka waddaan caasimadda Muqdisho.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip