Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Boqor Salmaan Bin Abdulaziz Al Saud +Arimaha Ay Kawada Hadleen.
December 15, 2018
Latest Headlines:   _

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Boqor Salmaan Bin Abdulaziz Al Saud +Arimaha Ay Kawada Hadleen.

0
Wednesday October 10, 2018 - 19:53:59 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Boqor Salmaan Bin Abdulaziz Al Saud +Arimaha Ay Kawada Hadleen.

    Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Boqor Salmaan Bin Abdulaziz Al Saud +Arimaha Ay Kawada Hadleen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Boqor Salmaan Bin Abdulaziz Al Saud +Arimaha Ay Kawada Hadleen.
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee  Soomaaliya, Xasan Cali Khayre  ayaa maanta qasriga boqortooyada kula kulmay boqorka dalka Sucuudiga, Boqor Salman bin Abdulaziz Al Saud.

 
Ra’iisul wasaare Khayre iyo Boqor Salmaan ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodk ah ee Soomaaliya iyo Sucuudiga, iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasaddaa.

Khayre ayaa sidoo kale kulamo la qaadanaya madaxda Bangiga horumarinta Islaamka oo ay ka wada hadlayaan horumarka dhaqaalaha Soomaaliya, maal-gelinta iyo dib-u-habaynta ballaaran ee lagu sameeyay hannaanka maamulka maaliyadda dalka.

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo ay waheliyaan wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sacuudiga.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip