Jigjiga:-Duulimadkii U Kala Gooshi Jiray Magaalooyinka Addis Ababa Iyo Jigjiga Oo Dib U Hawl Galay.
December 15, 2018
Latest Headlines:   _

Jigjiga:-Duulimadkii U Kala Gooshi Jiray Magaalooyinka Addis Ababa Iyo Jigjiga Oo Dib U Hawl Galay.

0
Friday August 10, 2018 - 13:20:50 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jigjiga:-Duulimadkii U Kala Gooshi Jiray Magaalooyinka Addis Ababa Iyo Jigjiga Oo Dib U Hawl Galay.

    Jigjiga:-Duulimadkii U Kala Gooshi Jiray Magaalooyinka Addis Ababa Iyo Jigjiga Oo Dib U Hawl Galay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jigjiga:-Duulimadkii U Kala Gooshi Jiray Magaalooyinka Addis Ababa Iyo Jigjiga Oo Dib U Hawl Galay.
Waxaa maanta dib u bilaabmay duulimaadyadii u kala gooshi jiray magalooyiinka Addis Ababaiyo jigjiga.
 
Diyaarad siday rakaab ay ka soo qaaday magaalada Addis Ababa ayaa gaartay magalaad Jigjiga.
 
Waa markii ugu horeysay tan iyo Sabtidii oo ay diyaarad ka degto magalada Jigjiga.
 
Dhanka kale waxaa si tartartiib ah caadi ugu soo laabanaya noolasha magaalada Jigjiga.
 
Waxaa dib loo furay qaar ka mid ah ganacsiyada iyo bangiyada magaaladasi, waxaana ilaa iminka si caad ah u kala socota Nolosha dadka.
waxgaradka, dhalinyarada, culimada iyo laamaha amaanka ayaa iyaguna wada waaan waan ku saabsan sidii ay nabada Magaaladda jigjiga u noqon lahayd mid waarta isla markaana cago adag ku taagan,
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip