Latest local & world news - batalaalenews.com
January 23, 2018
Latest Headlines:   _

Wararka

Madaxweyne Geelle "Madaxweyne Muuse Waa Nin Djabouti Ku Koray"

0 Saturday January 20, 2018 - 06:45:49
Madaxweyne Geelle "Madaxweyne Muuse Waa Nin Djabouti Ku Koray"

Read More »

DAAWO: Sheekh Aadan Siiro Oo Ku Baaqay In Wax Laga Qabto Saladiinta Shacabkii Kala Irdheeyay, Haddii La Doonaayo Somaliland Isku Duubnaata.

0 Saturday January 20, 2018 - 06:44:02
Sheekh Aadan Xaji Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo kamid ah culimada waa weyn ee Dalka Somaliland ayaa qaylo dhaan dheer ku sheegay in wax laga qabto Saladiinta kala irdheeyay bulshadii Somaliland. Sheekha oo umuurtaas kaga hadlay khudbadii Jimcaha

Read More »

Turkiga oo kordhiyay duqaymaha uu ka wado Suuriya

0 Saturday January 20, 2018 - 06:40:45
Dowladda Turkiga ayaa xoojisay duqaymaha cirka ee ay ku hayaan maleeshiyaadka Kurdiyiinta ee ku sugan wuqooyiga Suuriya.

Read More »

Madaxweynaha Somaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyay Guriceel

0 Saturday January 20, 2018 - 06:38:56
Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya iyo wefdi uu hogaaminayo, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Read More »

DAAWO Dhalinyaro Keligood Isxilqaamay oo Si Iska Wax uu Qabso ah Ka BIlaabay Rinjiyaynta Goobaha Muhiimka ah Magaalada Burco Ee Dayacmay.

0 Saturday January 20, 2018 - 00:17:30
DAAWO Dhalinyaro Keligood Isxilqaamay oo Si Iska Wax uu Qabso ah Ka BIlaabay Rinjiyaynta Goobaha Muhiimka ah Magaalada Burco Ee Dayacmay.

Read More »

DAAWO Xildhibaan Golaha Deeganka Ee Gobolk Togdheer Oo Baaq U Diray Bulshada Somaliland.

0 Friday January 19, 2018 - 19:01:18
DAAWO Xildhibaan Golaha Deeganka Ee Gobolk Togdheer Oo Baaq U Diray Bulshada Somaliland

Read More »

Daawo Odayaasha Tukoraaq Soo Dhawayaay Ciidanka Qaranka Soomaliland

0 Friday January 19, 2018 - 18:54:52
Daawo Odayaasha Tukoraaq Soo Dhawayaay Ciidanka Qaranka Soomaliland.

Read More »

Daawo ciidamada Somaliya Oo Weerar Ku Qaaday Xarun Tababar Oo Ay Lahaayeen Al shabaab

0 Friday January 19, 2018 - 18:46:43
Daawo ciidamada Somaliya Oo Weerar Ku Qaaday Xarun Tababar Oo Ay Lahaayeen Al shabaab

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Hore Ee Xuququl Insaanka Somaliland Oo Beeninayay Inaan Waaran Lasoo Jaray Muse Cune

0 Friday January 19, 2018 - 16:30:53
Daawo:Gudoomiyaha Hore Ee Xuququl Insaanka Somaliland Oo Beeninayay Inaan Waaran Lasoo Jaray Muse Cune

Read More »

Madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Oo Kulan Wada Yeeshay  Iyo Arimaha Uu Kala Hadlay.

0 Friday January 19, 2018 - 16:27:17
Madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Oo Kulan Wada Yeeshay  Iyo Arimaha Uu Kala Hadlay.

Read More »

Reer Somalilandnow Madaxweynaha Wakhti Siiya,,Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Wasaarada Arimaha Debeda Oo Fariin U Diray Bulsha Weynta Reer Somaliland

0 Visits: 41 |
Reer Somalilandnow Madaxweynaha Wakhti Siiya?Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Wasaarada Arimaha Debeda Oo Fariin U Diray Bulsha Weynta Reer Somaliland

Read More »

Wasiir Saleebaan Cali Koore Iyo Masuuliyin Kale Oo Kormeer Ku Maray Mashaariic Horumarineed Oo Laga Wado Gobolka SOOL

0 Friday January 19, 2018 - 16:23:56
Wasiir Saleebaan Cali Koore Iyo Masuuliyin Kale Oo Kormeer Ku Maray Mashaariic Horumarineed Oo Laga Wado Gobolka SOOL

Read More »

War Deg Deg Ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Hada Warbaahinta La Hadlay Iyo Arimaha Uu Kala Hadlay + Maxaa Uu Ka Yidhi Xiisada Magaalada Tuke-Raq.

0 Friday January 19, 2018 - 15:40:33
War Deg Deg Ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Hada Warbaahinta La Hadlay Iyo Arimaha Uu Kala Hadlay + Maxaa Uu Ka Yidhi Xiisada Magaalada Tuke-Raq.

Read More »

Daawo Muqaal: Maamulka Puntland Oo Xukuumada Muuse Ugu Yeedhay Jeegaanland

0 Friday January 19, 2018 - 13:37:40
Daawo Muqaal: Maamulka Puntland Oo Xukuumada Muuse Ugu Yeedhay Jeegaanland

Read More »

Daawo Muqaal:-Fanaanada Qadiija Cabdullaahi Daleeys Oo Lagu Aasay Toronto

0 Friday January 19, 2018 - 13:34:38
Daawo Muqaal:-Fanaanada Qadiija Cabdullaahi Daleeys Oo Lagu Aasay Toronto

Read More »

Daawo:Dhalinyaro Kunool Magaalada Hargeisa Oo Hindisay Ganacsi Cusub Oo Wax Lagu Iibinaayo Online,Iyo WARBIXIN Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey

0 Friday January 19, 2018 - 13:27:45
Daawo:Dhalinyaro Kunool Magaalada Hargeisa Oo Hindisay Ganacsi Cusub Oo Wax Lagu Iibinaayo Online,Iyo WARBIXIN Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey

Read More »

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo sheegay inay xalinayan cabashada reer Cadaado

0 Friday January 19, 2018 - 13:26:18
Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey), Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Galmudug, ayaa waxa uu ka hadlay cabashada dadka reer Cadaado ay ka qabaan heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Read More »

Magaalo maalinkii 6 daqiiqo oo kali ah dadku ay qorraxda arkaan

0 Friday January 19, 2018 - 13:22:44
Waxaad qiyaastaa in bishii 6 daqiiqo oo kali ah aad hesho ama aragto iftiinka qoraxda, waxa ay arrintan u muuqataa mid murugo leh, miyaysan ahayn?

Read More »

Cilmi Baadhayaal Helay Si Fudud Oo Lagu Ogaan Karo Kansarka.

0 Visits: 19 | Friday January 19, 2018 - 13:18:11
-Saynisyahannada Maraykanka ayaa sheegay in ay talaabo hore u qaadeen dhinaca horumarinta baadhitaanka dhiigga ee cudurka kansarka.

Read More »

Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Shaacisay in Xadhkaha Laydhku Khatar ku Hayaan Bulshada

0 Friday January 19, 2018 - 13:15:26
Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Shaacisay in Xadhkaha Laydhku Khatar ku Hayaan Bulshada Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeysa, ayaa sheegtay in shirkadaha laydhku khatar iyo dhibaato weyn ku hayaan bulshada, isla markaana fool-xumo ku yihiin bilicda magaalada Hargeysa.

Read More »