Afhayeenka Ciidamada AMISOM Oo Sheegay In Dagaalada Ka Socda Magaalada Kismaayo Ay Masuuliya-diisa Ay leedahay Dowlada SomaliyaMuqdisho(BNA):Afhayeenka Ciidamada AMISOM Colonel Cali Aaden Xumad oo wareysi siiyey idaacada CodkaShirkadda Red Sea Oo Shidaalkii Ugu Badnaa Keentay Dalka Iyo Maareeyaha Kaydka Shiidaalka Oo Sheegay In Shidaal Ku Filani Dalka YaaloBerbera(BNA):Saraakiisha sar sare ee shirkadda Red Sea, ayaa daboolka ka qaaday inay shirkadoodu dalka soo galisay shidaalkii ugu badnaa isla markaasina waxa badan ka badalay qiimaha uu shidaalku marayey maalmihii u dambeeyey .Somalia calls for help to keep remittances flowing from BritainMOGADISHU/NAIROBI(BNA)Somali money transfer businesses asked the British government to stop Barclays bank from closing their accounts in Britain, a move Somali officials and bankers said threatens remittances.Daawo Warbixin Ka Hadlaysa Manhal Hospital Burco.Burco(BNA):Magaalada Burco ayaa waxaa ku soo kordhaya horumad=r la taaban karo.Dhegayso Kooxda Alshabaab Oo Maanta Waxyaalo Badan Iftiimisay.Hargaysa(BNA):Khilaafaad badan ayaa maalmihii bilihii u danbeeyey laga soo sheegayay,taas oo maanta cidkasta u muuqata.Daawo:Boqoro Iyo Cuqaal Shegay In Aanay Waxaba Ka Jirin Arimo ShegeyaHargaysa(BNA):M/weyne Siilaanyo iyo madax dhaqameedka gobolka Saraar ayaa maanta sheegay inay heshiis ka gaadheen khilaafkii shidaal qodista.Dhegayso Barre Hiiraale Oo Ka Warbixinaya Dagaalkii Maanta .Muqdisho(BNA):Bare Hiiraale Ayaa Ka War Bixiyay dagaalkii maanta ka dhacay Kismaayo Isagoo Sheegay In Ciimada Kenya ay Si Bareer ah u Xasuuqeen Dadkii Deegaanka Kismaayo HoosSheekh Xasan Daahir Oo Gacan Ku Hayntiisa Lala Wareegay-Yaa Gacanta Ku haya?”AkhrisoMuqdisho(BNA):Sheekha Al-shabaab kasoo baxsaday ee la yiraahdo Xasan Daahir Aweys ayaa caawa kasoo degay garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho, ka dib markii wada hadal lagula jiray degmada Cadaado.Dagaalkii Kismaayo Oo Lagu Kala BaxayMuqdisho(BNA):Dagaalkii ka socdey magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland labadii maalmood ee u danbeeyeyWAR DEG DEG AH: Diyaaraddii sidday Xasan Daahir Aweys oo Muqdisho ka degtayMuqdisho(BNA):Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya gaaray Shiikh Xasan Daahir Aweys oo maalmihii aynu ka soo gudubnay ku sugnaa degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.Dadweynaha Ku Dhaqan Xaafaada Burco-sheikh Ee Magaalada Berbera Oo Ka Cabanaya BiyoyaraanBerbera(BNA):Warka Berberaiyo cabashada xafada Burco-shekh oo dadkeedu sheegayaan inay biyo la'an ba'ani kajirtoOlympian Mo Farah Receives CBE At PalaceLondon(BNA):Olympic gold medallist Mo Farah has received a CBE from Prince Charles during a service at Buckingham Palace.Faroole Oo Kooxo U Soo diray Buuhodle Oloole Xogana Ka WadaBuuhoodle(BNA):Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn ayaa Waxaa Maanta Kooxo Garoowe laga soo Abaabulay Ay ku QabsanayaanDhegayso Wasiirkii Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlaya Munaasibadii Xilwareejintiisa.Hargaysa(BNA):Wasiirkii hore ee arimaha gudaha oo lagu xasuusandoona wax qabad badan oo uu u soo hooyay dalkiisa.Sawirada Askar Kenyati Ah Oo Ciidamada Cornel,Bare Hiiraale Soo Bandhigeen.Muqdisho(BNA):Dagaalkii Kismaanyo oo sida wararku shegayaan sii adkaaday ayaa dhan waliba sheeganayaa guulo iyagoo ku muujinayaa sawiro.DHAGAYSO:Bar Hiiraale”Kismaayo Anaga Gacanta Ku Hayna,Dagaladina Uga AdkanayMuqdisho(BNA):Warar ka imanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaa uu wali ka socdo dagaalDagaal Culus Oo Ka Socda KismaayoLondon(BNA):Dagaal culus ayaa la sheegayaa in uu maalintii labaad uu ka socdo magaalada Kismaayo.Dartmouth man’s son in plea for help from British GovernmentLondon(BNA):THE son of a South Hams water engineer murdered in Africa is pleading for help from the British Government. Nim'an Bowden, who lives in Somaliland, claims he is one of five children whose father Brian Bowden was from Dartmouth.Maareeyaha Shirkadda Dahabshiil Cabdi Rashiid Dahabshiil Oo Shaaca Ka Qaaday In Baanka Barclays Bank Uu Ka Noqday Go’aankiisii HoreHargeyas(BNA):Baanka caanka ah ee Barclays bank, oo ah bangiga ugu weyn waddanka Ingiriiska ee ay xawaaladaha Soomaalidu lacagta dhigan jireen, ayaa ka noqday dalabkiisi hore, kaas oo ahaa inuu muddo laba toddobaad ah ku joojin doono dhigashada lacagahaas.War Degdeg:Ciidanka Barre Hiiraale Oo Si Buuxda Ula Wareegay Magaalada Kismaayo iyo Idaacaddii Axmed Madoobe Oo Hawada Laga Saaray.Muqdisho(BNA):Kadib dagaal saacado badan qaatay oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ayay ciidamada Daacada u ah Barre Hiiraale usuurtagashay in ay qabsadaan intabadan magaalada Kismaayo. |