Latest local & world news - batalaalenews.com
November 22, 2017
Latest Headlines:   _

Wareysiyo

120 dhalinyaro ah oo joojiyay burcad-badeednimada

Hits: 74 | Tuesday January 22, 2013 - 05:49:41
Maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ee bartamaha Soomaaliya ayaa xaflad ay ku qabteen magaalada Cadaado waxa ay ku sheegeen in kadib dadaalo iyo xiriiro ay la sameeyeen burcad badeedka iyo hogaamiyayaashooda in ay ku guuleysteen in badan boqol dhalinyaro ah oo burcad badeedka ahaa ay ka dhaadhiciyeen in ay ka tanasulaan howlahii burcadnimada ee faraha kula jireen.

Click here to listen »

Qoys ka codsanaya madaxda Somaliland jawaabo

Hits: 104 | Tuesday January 22, 2013 - 05:44:59
Cabdullaahi Maxamed Ibraahim, oo 43 jir ahaa waxa uu muddo dheer degenaa London, wuxuuna dib ugu noqday dalkii. Dhawaan ayaa isagoo baabuur wata waxaa la sheegay inuu jiiray oo uu dilay nin ka tirsan booliiska magaalada Burco.

Click here to listen »

Wareysi: Madaxweyne Siilaanyo

Hits: 110 | Thursday January 31, 2013 - 13:22:54
Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay Aqoonsiga Mareykanka ee Somalia

Click here to listen »

Khaatumoseeg

Hits: 111 | Saturday February 02, 2013 - 00:51:38
waa

Click here to listen »

Hanti-dhawraha Guud Ee Qaranka Oo Maanta Golaha Wakiilada Warbixin Ka Siiyay Xisaab Xidhkii Labadii Sano Ee La Soo Dhafay

Hits: 59 | Saturday May 04, 2013 - 20:30:33
Hargeysa(BTLLE)Hanti Dhawraha Guud ee qaranka oo maanta warbixin ka sii Golaha wakiilada xisaab xidhkii labadii sano ee la soo dhafay

Click here to listen »