Daawo: Madaxweye Obama Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Ku Jira Orod Iyo Jimicsi Jidh Dhis Ahaan Dhakhaatiirtu Ugu Qortay
December 20, 2014
Latest Headlines:   _

Daawo: Madaxweye Obama Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Ku Jira Orod Iyo Jimicsi Jidh Dhis Ahaan Dhakhaatiirtu Ugu Qortay

0
Monday March 03, 2014 - 18:03:21 in Wararka by Asma Xasan
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxweye Obama Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Ku Jira Orod Iyo Jimicsi Jidh Dhis Ahaan Dhakhaatiirtu Ugu Qortay

    Sida wakaaladaha wararku baahiyeen, Madaxweyne Obama oo ku guda jira hawlihiisa shaqo ayuu xafiiskiisa ugu soo galay, Madaxweyne Ku xigeenku ka dibna waxa ay bilaabeen orod iyo jimicsi, ka dib markii ay muddadii loo cayimay dhamaysteena

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida wakaaladaha wararku baahiyeen, Madaxweyne Obama oo ku guda jira hawlihiisa shaqo ayuu xafiiskiisa ugu soo galay, Madaxweyne Ku xigeenku ka dibna waxa ay bilaabeen orod iyo jimicsi, ka dib markii ay muddadii loo cayimay dhamaysteena  Washington, (BNA):- Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama iyo ku xigeenkiisa Joe Biden ayaa wada orod iyo guclayn maalinle ah oo ay u qoreen dhakhaatiirta caafimaadkooda qaabilsan, waxaana sida sharciga dalkaasi dhigayo Masuuliyiintan bil walba lagu sameeyaa baadhitaan caafimaad oo lagu ogaanayo marba heerka caafimaadkoodu marayo.Sida wakaaladaha wararku baahiyeen, Madaxweyne Obama oo ku guda jira hawlihiisa shaqo ayuu xafiiskiisa ugu soo galay, Madaxweyne Ku xigeenku ka dibna waxa ay bilaabeen orod iyo jimicsi, ka dib markii ay muddadii loo cayimay dhamaysteena waxa ay dib ugu soo noqdeen xafiiska halkaas oo ay xoogaa cabitaan ah ku qaateen.
  • WARIYE ASMA MAXAMUD HASSAN

  • TOLDEEQ20@GMAIL.COM

  • BATALAALE NEWS.COM

 
  •   Stockholm office

  • Contact@batalaalenews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip