SAWIRRO: Warbaahinta Norway oo soo bandhigtay Ninkii lagu weeraray Baraawe
November 19, 2018
Latest Headlines:   _

SAWIRRO: Warbaahinta Norway oo soo bandhigtay Ninkii lagu weeraray Baraawe

0
Friday October 18, 2013 - 20:04:07 in by Abulqadir Mohamed
  • Visits: 1305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Warbaahinta Norway oo soo bandhigtay Ninkii lagu weeraray Baraawe

    burco(BNA) Warbaahinta dalka Norway ayaa soo bandhigtay muuqaalka Ninkii Somali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

burco(BNA) Warbaahinta dalka Norway ayaa soo bandhigtay muuqaalka Ninkii Somali

Norwegian-ka ahaa ee Mareykanka ku weeraray guri ku yaal magaalada Baraawe dhawaan, kaasoo magaciisa ku yeesheen Ikrimah al-Muhajir balse magaca rasmiga uu yahay Abdikadar Mohamed Abdikadar.

Ninkani oo sanadkii 2004-kii iska dhiibay dalka Norway wuxuu sheegay in nabadgelyo daro uu ugu soo cararay Somalia, isla markaana wuxuu shaqo wanaagsan ka haystay shirkad nadaafadeed oo mudo kooban uu ka shaqeynayay.

Ikrima ayaa la ogaaday in uu yahay asalkiisa Soomaalida Kenya, wuxuuna si weyn isugu dhawaayeen Madaxii Geeska Afrika ee Al qaacida Fasuul Cabdalla iyo Saalax Nabhaan, oo labaduba la dilay.

Ninkaan, ayaa waxaa shaki laga muujinayaa in uu ku lug lahaa weeraradii lagu qaaday Safaaradihii Mareykanka uu ku lahaa Magaalooyinka Nairobi iyo Dari Salaam..

Sawiradan oo uu soo bandhigay TV2 ee dalka Norway ayaa waxay muujinayaan shaqadii nadaafadeed uu ka shaqeynayay iyo isagoo bulshada ku dhex jira.
Ikrimah-al-Muhajir-2 Ikrimah-al-Muhajir-3 Ikrimah-al-Muhajir-4



mohamed kenyati

kamaal_kenyati@outlook.com

batalaalenews.com burao slnd office

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip