War Deg Deg Ah:-Maalqabeenka Ugu Da'yar Afrika Oo La Afduubay Iyo Cida Afduubtay +Goobta Laga Afduubay.
October 20, 2018
Latest Headlines:   _

War Deg Deg Ah:-Maalqabeenka Ugu Da'yar Afrika Oo La Afduubay Iyo Cida Afduubtay +Goobta Laga Afduubay.

0
Thursday October 11, 2018 - 13:59:04 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Maalqabeenka Ugu Da'yar Afrika Oo La Afduubay Iyo Cida Afduubtay +Goobta Laga Afduubay.

    War Deg Deg Ah:-Maalqabeenka Ugu Da'yar Afrika Oo La Afduubay Iyo Cida Afduubtay +Goobta Laga Afduubay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Maalqabeenka Ugu Da'yar Afrika Oo La Afduubay Iyo Cida Afduubtay +Goobta Laga Afduubay.
Taajirka ugu da'yar Afrika ayaa niman wajiga duuban, waxaa ay ka afduubteen hoteel ku yaalla magaalada Dar es Salaam ee dalka Tanzania.

 

Booliska oo xaqiijiyay afduubka ayaa sheegay Maxamed Dewji oo 43 jir in si qasab ah looga ka xeystay qaybtiga jimicsiga ee hoteel uu marka ku sugnaa , waxaana afduubka lala xiriiriyay labo ruux oo ajanabi ah.

Ilaa hadda ma cadda ujeeddada laga leeyahay afduubka Maxamed Dewji oo lagu sheegay inuu yahay ninka ugu da'yar taajiriinta Afrika, iyadoo afduubkiisa loo xirey saddex ruux.

Dewji oo ganacsade ah ayaa hadda hantidiisa lagu qiyaasay ku dhawaad 2 bilyan oo doollarka Maraykanka ah ayaa sidoo kale ah bilyanaarka kaliya ee ka soo jeeda dalka Tanzania, sida ay baahisay jariidadda dadka ladan ka faaloota ee Forbes.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip