War Deg Deg Ah:-Mudaharaad Ka Bilaamay Gobolka Saaxil Iyo Dhalinyaro Gadoodsan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Cusbataalka Magaalada Berbera.
September 22, 2018
Latest Headlines:   _

War Deg Deg Ah:-Mudaharaad Ka Bilaamay Gobolka Saaxil Iyo Dhalinyaro Gadoodsan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Cusbataalka Magaalada Berbera.

0
Friday September 14, 2018 - 18:44:56 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Mudaharaad Ka Bilaamay Gobolka Saaxil Iyo Dhalinyaro Gadoodsan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Cusbataalka Magaalada Berbera.

    War Deg Deg Ah:-Mudaharaad Ka Bilaamay Gobolka Saaxil Iyo Dhalinyaro Gadoodsan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Cusbataalka Magaalada Berbera.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Mudaharaad Ka Bilaamay Gobolka Saaxil Iyo Dhalinyaro Gadoodsan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Cusbataalka Magaalada Berbera. Mudaharaad Xoogan Ayaa Goor Dhoweyd Ka Bilaamay Gobolka Saaxil ,Waxaanu Mudaharaadkani Salka Ku Haya Amar Uu Bixiyey Badhasaabka Gobolka Saaxil Axmed Cismaan,

Badhasaabka Gobolka SAAXIL Ayaa Saaka Xafiiskiisa Kula Kulmay,Ehelada Taliye Marxuum Cabdale Cabdi DhinbiilOo Ku Geeriyooday Deegaanka Abdaal,Kaas Oo Ehelada Uu Kasoo Jeedo Taliyuhu Ay Sheegeen In Lagu Dilay Shir Qool,

Badhasaabka Gobolka SAAXIL Ayaa Qoyska Taliyuhu Kasoo Jeedo U Soo Jeediyey ,In Marxuumka Aasaan,Isla Markaana Ay U Hayaan Inuu Ku Dhintay Shil Gaadhi,

 

Waxaanu Arinkaasi U Cuntami Waayey Ehelada Marxuum Taliye Cabdale Cabdi Dhinbiil,Waxaanay Sheegeen Inay Ku Qancayaan Dhaar,Iyagoona Badhasaabka Usoo Jeediyey Inuu U Dhaariyo Dadka Ku Eedaysan Shilkaasi,Taas Oo Badhasaabku Kadiiday,


Marxuum Taliye Cabdale Cabdi Dhinbiil Ayaa Mudo 4 Cisho Ah,Ku Jira Talaagada Lagu Rido Maydka,Waxaanu Yaala Cusbataalka Weyn Ee Magaalada Berbera

Kala Soco Wixii Warar Ee Soo Kordha Shabakada Warar E Batalaalenews


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip