"Wasiir Guri Barwaaqo Xilka Ha Laga Eriyo, Madaxweynuhuna Qof Jecleysiga Ha Iska Daayo"Xildhibaan Axmed Gacan.
September 22, 2018
Latest Headlines:   _

"Wasiir Guri Barwaaqo Xilka Ha Laga Eriyo, Madaxweynuhuna Qof Jecleysiga Ha Iska Daayo"Xildhibaan Axmed Gacan.

0
Friday September 14, 2018 - 11:46:21 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Wasiir Guri Barwaaqo Xilka Ha Laga Eriyo, Madaxweynuhuna Qof Jecleysiga Ha Iska Daayo"Xildhibaan Axmed Gacan.

    "Wasiir Guri Barwaaqo Xilka Ha Laga Eriyo, Madaxweynuhuna Qof Jecleysiga Ha Iska Daayo"Xildhibaan Axmed Gacan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wasiir Guri Barwaaqo Xilka Ha Laga Eriyo, Madaxweynuhuna Qof Jecleysiga Ha Iska Daayo"Xildhibaan Axmed Gacan. Xildhibaan Axmed Gacan oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley buug uu qoray wasiir Guri Barwaaqo uu ku aflagaadeeyey qaar ka mid ah haweenka reer Somaliland



Xildhibaanka ayaa sheegay in aanu u arkin wasiir Guri Barwaaqo qof xil loo dhiiban karo isla markaana ay haboon tahay in xilka laga qaado


 

 

Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu iska daayo qof kala jecleysiga waxaana uu yidhi


" Ninkaan anigu uma arko nin masuulyad qaadi kara , waxuu cayaaya waa walaashii , gabadhiisa , inantiisa iyo hooyaadii , anigu waxaan Leeyahaas Kaas xilka ha laga eriyobuugaas-na ha la joojiyo , madaxweynuhuna qof jecleysiga ha iska daayo ..” ayuu yidhi Xildhibaan Axmed Gacan .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip