´╗┐ Gudaha:-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Biiray Guddida Xalinta Shaqaaqada Ceel Afweyn , Warbaahinta-na La Hadley.
July 19, 2018
Latest Headlines:   _

Gudaha:-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Biiray Guddida Xalinta Shaqaaqada Ceel Afweyn , Warbaahinta-na La Hadley.

0
Wednesday July 11, 2018 - 16:07:28 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Biiray Guddida Xalinta Shaqaaqada Ceel Afweyn , Warbaahinta-na La Hadley.

    Gudaha:-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Biiray Guddida Xalinta Shaqaaqada Ceel Afweyn , Warbaahinta-na La Hadley.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Biiray Guddida Xalinta Shaqaaqada Ceel Afweyn , Warbaahinta-na La Hadley. Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu maanta ku biiray guddida xalinta shaqaaqada Ceel Afweyn .


 

Faysal Cali Waraabe oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Ceel Afweyn ayaa waxaa uu yidhi


"Colaadda dadkan walaaha ah cadaw badan ayaa ka faa'idaysanaya waxay inagu noqotay bar xun inagoo ogsoon halgankii qadhaadhaa ee aynu soo marnay inaynu maanta innagii is qabsano idinkoo og dagaalka iyo colaadda inagu socota, maanta ninka ergadaa aanu nahay diida inkaar ayaa ku dhacaysa wax shuruuda oo lagu xidhaana waa in aanay jirin"ayuu yidhi Guddomiye Faysal Cali Waraabe.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip