Xukumad Hufan oo Xul ah sababtee loo badali Karaa Mudo Sanad Badhkiis Ah? Aqoonyahan Cabdirshiid Cabdi Nuur.
September 22, 2018
Latest Headlines:   _

Xukumad Hufan oo Xul ah sababtee loo badali Karaa Mudo Sanad Badhkiis Ah? Aqoonyahan Cabdirshiid Cabdi Nuur.

0
Thursday June 21, 2018 - 00:46:10 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukumad Hufan oo Xul ah sababtee loo badali Karaa Mudo Sanad Badhkiis Ah? Aqoonyahan Cabdirshiid Cabdi Nuur.

    Xukumad Hufan oo Xul ah sababtee loo badali Karaa Mudo Sanad Badhkiis Ah? Aqoonyahan Cabdirshiid Cabdi Nuur.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukumad Hufan oo Xul ah sababtee loo badali Karaa Mudo Sanad Badhkiis Ah? Aqoonyahan Cabdirshiid Cabdi Nuur.

Waxaanaynu maalmahan arkaayanaa Qaar Kmid ah Bulshada reer soomaliland Oo u falaqaynaya ama
sadaalinaya isku shaandhayn mala awaal ah taas oo aan wakhti xaadir kan u muuqan in a muhiin tahay
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi markii uu xilka la wareegay waxa in wakti dheer ku
hawlanaa sidii uu u soo dhisi lahaa xukuumada Hufan oo isla markaana kooban.


Golaha wasiirada Hadda Jiraa Way Shaqaynayaan manajirto Sabab Isku shaandhayni Udhacdaa Lix Bilood
 

Gudohood Bulshada Qaar baa Rajo Ka dhigana IskuShaandhayn Mala Awaala.
Waxaynu maalmahan arkayanaa Qaar Kamid ah Bulshada
reer soomaliland aad u falaqaynaya ama sadaalinaya isku
shaandhayn mala awaal ah taas oo aan wakhti xaadir kan
u muuqan in ay muhiin tahay. Sababta oo ah.
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi markii uu
xilka la wareegay wakhti dheer buu ku hawlanaa sidii uu
u soo dhisi lahaa xukuumad Hufan oo Tayo . isla
markaana kooban. Waxaana xilgaa dadku uga hadleen
siyaabo kala duwan intoodada Badanina way soo
dhaween. Hadaba waxaan jecelahay inan seddex qodob
aan kusoo koobo.
Gollaha wasiirda waxa laga baahanyahay in shaqadooda
gutaan waxaanay inta badan ku hawlan yihiin hawlaha
qaranka.
Ay u hayaan maynan arag wax mushaakilad ah oo jira. waxaan qabaa in yihiin
wasiiro ku haboon xulashadooda iyo wasaaradaha ay joogaan mana jiro wasaarada
ama wasiir hawshiisi Gudan waayay .
1. Wasiiradu maaha inay xoojiyaan dhexgalka dadwaynaha islamarkaa wasiir
kastaa samaysto koox isaga taageera . sida dadka qaar ay doonayaan. Ama
wasiiradihii hore dhici jiray waxaa la arki jiray in wasiiro ama shiqasiyaad aan
waxqabad lahayni mar kasta ay ku soo noq noqon jireen maqalka
dadwaynaha iyagoo isticmaala saxaafada loona arki jiray dad waxqabad leh
iyagoo hawlahoodii dayacay.
2. Dhaliisha ugu wayn dadku ku doodayaan waxa weeyan wasiirada muuse waa
qaar aan ka la garanayn . isla markaana aan dadka iyo degaanada ay ka soo
jeedaan ka turjumaynin sidoo kale waxay ku doodayaan oo dhegaha loogu
riday dawlada ayaa sixir keenatay ama ay yidhaahdaan wasiiradani mahadli
karaan cid uma jawaabi karaan qaqarsh ma ahyaan oo fujaan laga cabi maayo
. taasina waaha mid keenaysa ama soo dedejinaysa isku shaandhayn waayo
dawladani waxay eegaysaa dhinacayada horumarka. Taasina muhiin maaha
in deegaanaysi lagu shaqeeyo. Sida ku cad qorshaha horumarinta qaranku
waa in meel looga soo dwada jeestaa horumarka dalka iyo dadka guud ahaan
Somaliland. w
3. Waa qolada wadani oo aan wali rumaysayn in laga guulaystay inta ugu badan
wararka mala awaalka ahi waxay ka imanayaan dhinacooda iga iyagoo rajo
ka dhiganaya inay meel uun ka soo gali karaan xukumada cusub ama ay
dacaayad ku furaan golahaa wasiirada ah ee kalsoonida badan haysta
Sidaas darteen dadwanayaha Somaliland Dani ugu uguma jirto inay arkaan
isbadal degdeg ah oo dhinaca xukuumada ah waayo iyagu waxay akhritaan
ama bartaan liiska magacyada cusub xitaa ka reer kooda noqodaa wax
badan ku soo kordhin mayo deegaankiisa waayo qorsheyaasha yaala ayaa
baa xukuma waxqabadkooda.

Markaa anigu rayi ahaan waxaan dadwaynaha usoo jeedinlahaa inayhawlahooda qabsadaan sixir bararkan la dagaalamaan kana fekeraan hawlahahormarka iyo nabad galyada wadanka waxsoorka iyo tacabka bulshada.
Halkauu wakhti badani kagaga lumo falayqayn iyo saaadalin siyaasadeed.

Cabdirashiid Cabdi Nuur
Contact:063-4691705
Email:abdiamiin25@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip