Dalku Hargaysa Oo Keliya Maaha Qalinkii Abokor Carab Ileeye
October 18, 2018
Latest Headlines:   _

Dalku Hargaysa Oo Keliya Maaha Qalinkii Abokor Carab Ileeye

0
Tuesday May 29, 2018 - 13:10:50 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalku Hargaysa Oo Keliya Maaha Qalinkii Abokor Carab Ileeye

    Dalku Hargaysa Oo Keliya Maaha Qalinkii Abokor Carab Ileeye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalku Hargaysa Oo Keliya Maaha Qalinkii Abokor Carab Ileeye

Barnaamijka Kasmaal Oo Ay Maalgeliso Shirkada Somtel Eryal Tv Uu Soo Gudbiyo Hargaysa Ayaa Lagu Qabtaa.

 

Barnaamijka Kedis Oo Ay Maalgeliso Shirkada Telesom Oo Uu Baahiyo Hctv Hargaysa Ayaa Lagu Qabtaa.

Tartanka Kubada Cagta oo Hargaysa Lagu Qabtay Oo Uu Maalgeliyay Tvga Hctv oo Uu Fulinayo Xidhiidhka Ciyaaraha Somaliland.

 

Barnaamijka Kobci Garaadkaaga Oo Uu Baahiyo Tvga Qaranku Oo Ay Fikradiisa Leedahay Wasaarada Warfaafinta ,Qaybna Ay Ka Qaadato Shirkada Telesom ,Fadhiigiisu Waa Hargaysa.

 

Tartan Kubada Cagta Oo Ay Qaban Qaabisay Wasaarada Dhalinyarda Iyo Ciyaaraha Somaliland,Inta Ugu Badan Waxa Ka Qayb Gelayay Kooxaha Caasimada.

 

Halkaa Waxa Ka Muuqanaysa Muhiimadii In Meel Qudha La Wada Saaray, Dalkuna Hargaysa Kabadan .

Aniga Oo Bogaadinayana In Barnaamijyo Sidan Ufiican Loo Soo Gudbiyo Bulshada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan . Hadana Waa Muhiim In Meelo Kala Duwan Lagu Qabto

 

 

Abokor Carab Ileeye

 

Ujeedadaydu Waa Toosin Iyo Tilmaan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip