Caaalamka:- Hogaamiye yaasha Mucaaradka Kenya oo Loogu Baaqay in ay Ixtiraamaan Mr Raila Odinga.
June 20, 2018
Latest Headlines:   _

Caaalamka:- Hogaamiye yaasha Mucaaradka Kenya oo Loogu Baaqay in ay Ixtiraamaan Mr Raila Odinga.

0
Tuesday March 13, 2018 - 08:02:31 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caaalamka:- Hogaamiye yaasha Mucaaradka Kenya oo Loogu Baaqay in ay Ixtiraamaan Mr Raila Odinga.

    Caaalamka:- Hogaamiye yaasha Mucaaradka Kenya oo Loogu Baaqay in ay Ixtiraamaan Mr Raila Odinga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caaalamka:- Hogaamiye yaasha Mucaaradka Kenya oo Loogu Baaqay in ay Ixtiraamaan Mr Raila Odinga.

Hogaamiyayaasha isbaheysiga Mucaaradka ee Nasa ayaa Waxaa loogu Baaqay in ay Tixgaliyaan Kulanka Dhexmaray Madaxweynaha Dalka Kenya Mr Uhuru Kenyatta iyo Hogaamiyaha Mucaaradka Mr Raila Odinga Todobaadkii La soo Dhaafay.

Madaxa Shaqaalaha Dalka Kenya Mr Francis Atwoli oo La Hadlay Warbaahinta Gudaha Kenya ayaa Waxaa uu ugu Baaqay Hogaamiye yaasha Kale ee Mucaaradka ee Sadexda ah in ay Ku Qancaan Kulanka uu Ra,isul wasaarih Hore ee Dalka Kenya M Raila Odinga.



Shalay ayey aheyd Markii Hogaamiyaha Labaad ee Mucaaradka Kenya Mr Kilonzo Musyoka uu sheegay in Raila Odinga uusan Sharaaxaad uga Bixin Hogaamiye yaasha Kale Kulanka uu La Qaatay Madaxeynaha Kenya Mr Uhuru Kenyatta.

Madaxweyne Ku Xigeenka Dalka Kenya Mr William Ruto ayaa Dhankiisa ugu Baaqay Hogaamiye yaasha Mucaaradka Kenya in ay Ka shaqeyaan Sidii La isugu Keeni Lahaa Muwadiiniinta Kenyanka ah ee ku Kala Qeybsamay Doorashadii Guud ee Sanadii La soo Dhaafay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip