Ogaysiid, Ogaysiis Daawadii Xunuunkii Doorashada Oo La Helay.
May 22, 2018
Latest Headlines:   _

Ogaysiid, Ogaysiis Daawadii Xunuunkii Doorashada Oo La Helay.

0
Monday January 22, 2018 - 14:42:33 in by Samiir Cabdi
  • Visits: 178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiid, Ogaysiis Daawadii Xunuunkii Doorashada Oo La Helay.

    Ogaysiid, Ogaysiis Daawadii Xunuunkii Doorashada Oo La Helay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiid, Ogaysiis Daawadii Xunuunkii Doorashada Oo La Helay. Waxaa dhawaan la keenay Dawadii cudurkii laga qaaday Doorashadii dalka ka dhacday. Waxaa laga heli karaaa Rugaha caafimaadka ee dhamaan Degmooyinka iyo Gobbollada Somaliland. Waa cudur ku dhacaya xaga Madaxa iyo qaybo kale oo jidhka ah. Waa cudur fidaya oo si fudud la isu qaadsiin karo waxaa aad iyo aad ugu nugul da,a yarta iyo maatida. Sida, dhalinyarada, dumarka, kurayda. Waxaa lagu gartaa xanuunkaas qofka uu halleelay. Xumad badan. Cadho badan. Soo jeed badan. Cay badan. Qaylo badan. Dadka kuwa ugu xiga oo u noqonaya cadaw. Dhallanteed iyo Sellel joogto ah. Wax khiyaali ah oo isu sawiraya. Filim dabo iyo dacal ah oo keligii u socda. Shaki badan. Bukaanku hadii uu si xidhiidh ah u qaato daawada waa uu ka bogsan karaa. Dawada oo si joogta ah loo qaato iyo talloyinkan oo la sameeyaa waxaa lagaga bogsan karaa Xanuunka Jeegaanta ama JGN. Dawadu waa Kiniin waxaa loo qaadanayaa. 2x3 a day X 7 days = 63 xabadood oo kiniin ah weeyaan. Bukaanka waxaa laga ilaalinayaa asxaabta ama ehelka inta ayaguna Jeegaamaysan. Waxaa laga joojinayaa inta dawadu u socoto Social media yaha sida, Facebook, What's app groups ka, Imo, Viber Etc. Waa ka mabnuuc warbaahinta nooc kastaaba. Waxaa wanagasan in dawada loo raaciyo quraan saar hadii ay kuu suura geli karto. Sidoo kale waxaa laga fogaynayaa dhamaan mindiyaha, sunta xoollaha, sida dhibta, Xoollo noosha, Sunta Baranbarada Etc. Hadii bukaanka la isu raaciyo daawada iyo tallooyinkaa aan kor ku soo sheegay, waxaa fudud in laga guullaysto xanuunka JGN oo faro baas ku haya da,a yarteenii. Wixii tallo iyo tusaalle intaa dhaafsan waxa aad ka heli kartaa. Dr Gorven Dr Bulhan Drs Nadia Khan. Dr Mohd Sefu Lah. Oo dhamaan ay kuu soo gudbin karaan qaybta Gargaarka deg dega ah. Emergency no 0009 Emergency no 0008 Emergency no 0007. 

 Soo gudbiye

 By Ibraahim (Xabbo)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip