Warbixin Xiiso Badan, Wasiirada Cusub Ee Xukuumada M/wayne Muuse Biixi Cabdi.Waa Kuwama+Shaqsiyaadka Ugu Hadal Haynta Badan.
December 14, 2017
Latest Headlines:   _

Warbixin Xiiso Badan, Wasiirada Cusub Ee Xukuumada M/wayne Muuse Biixi Cabdi.Waa Kuwama+Shaqsiyaadka Ugu Hadal Haynta Badan.

0
Saturday November 25, 2017 - 11:10:41 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin Xiiso Badan, Wasiirada Cusub Ee Xukuumada M/wayne Muuse Biixi Cabdi.Waa Kuwama+Shaqsiyaadka Ugu Hadal Haynta Badan.

    Warbixin Xiiso Badan, Wasiirada Cusub Ee Xukuumada M/wayne Muuse Biixi Cabdi.Waa Kuwama+Shaqsiyaadka Ugu Hadal Haynta Badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixin Xiiso Badan, Wasiirada Cusub Ee Xukuumada M/wayne Muuse Biixi Cabdi.Waa Kuwama+Shaqsiyaadka Ugu Hadal Haynta Badan.
Marka xiga mawduuceenu waa kan ugu hadal haynta badan somaliland oo kusaab-san sadaalinta ama hilaadinta gollaha xukumada cusub ee
somaliland,marka laga hadlaayo arimo ku saabsan siyasada ,waxa loo eega dhawrqodob oo ku salaysan suurta-galnimda inuu qof kaasi kamid noqon karosadaashada,qodobadaas wax kamid ah kuwan hoos ku xusan

1-xubnaha aad sadaalinayso inay gollaha wasiirada kamid noq-daan
xidhiiidh intee leeg ayaa ka dhaxeeya iyaga iyo madaxwaynaha?
 


2-xubnaha aad sadalinayso degaan ahaan iyo shaqsi ahaan,misaan intee
leeg ayay ku leeyihiin somaliland?

3-xubnahaasi ,khibrad ahaan,aqoon ahaan intee ayay leeg-yihiin?

Qodobadani iyo kuwo kale oo tiro badan ayaa saldhig u noqon doonasadasha gollaha wasiirada ee somaliland,qodobada aadka ugu muhiimsaniwa tan beellaha oo laf-dhabar u ah xukumad kasta oo ka hano-qaadagayiga somalida,

Beellaha somaliland waa shan ilaa lix bellood inta ugu miisanka culusi
1-beesha isaaq 2-beesha harti 3-beesha samaroon 4-beesha ciise
5-beellaha fiqi-shini 6-beellaha gabooye ama tumaal

Lixdaas bellood ayaynu gogol-dhig uga dhigaynaa sadasheena inkasta ooay jiraan beelo kale oo tiro badan,

saadasheena kuma jiraan wasaaradaha iyo cida loo dhiibayo blsewasaradaha darajada( A) leh ayaynu sadaasha ku daraynaa

1-beellaha isaaq wa kuwa ugu tirada badan somaliland ,waxayna usiikala baxayaan lafaha waawayn iyo beello baho isku raaca,

Beesha gar-xajis-beesha -habar jeclo-beesha -habarawal-ayuub-toljeclo- beellaha aan duduubka u xusay, wa beellahabaho-habar jeclo oo ka kooban -muuse-ibrahim maxamed magacooda guudwaa habar jeclo ,xaga sare ayan ku xusay,

Hadii aan ku bilaabo beellaha gar-xajis waxa suurta gal ah inay helaanilaa 5-wasiir-hadii lasoo dhiso dawalad kooban wa ilaa 4-wasiirhadaba wa ku wama wasiirada buuxin kara shurudihii aan sare kusoo xusnay,
1-axmed cabdi dheere gudoomiye k/xigeenka labaad x,kulmiye,2-wasiir
cadaani,3-jaamac shabeel,4-cali waran cadewaa shaqsiyaadka kasoo jeeda beellaha garxajis ,wa saxiibo dhow oo ayisu laab xaadhan-yihiin madaxwayne muuse biixi, waxa suurta gal ah inshaqsiyaad kale ay soo gali karaan sida cakuse oo waliba aan
aaminsanahay inuu gollaha kamid noqon karo.marka la fiiriyomisaankiisa,

Beellha Arab
1-axmed cabdi kijaandhe 2-xasan siciid xoghayaha kulmiye wa suurta galinuu meesha soo galo wasiir qabo blse waxan ku saleeyay ,misaanka iyo
saxiibtnimda hada ka dhaxaysa ragan iyo muuse biixi,

beellha habar awal -wa beesha uu kasoo jeedo madaxawanaha cusb iyogudoomiyaha maxkamada sare, waxa suurta gal ah inay hellan 4-wasiir
1-jamal cali xuseen 2-maxamed cabdilaahi 3-cali xoor xoor 4-c/casiissamale waxa suurta gal ah in aqoon-yahan max'med cali bile meesha soo
gali karo blse waxan eegay xaga miisanka iyo saxiibtinimda,

Beellha Habar jeclo- 1-c/laahi maxamed ducaale 2-cali maraxeen
3-baashe cawil ,waxa suurta gal ah in wasiirka 4-aad anan garan karinwaxana laga yabaa inuu ka yimaado gobolka saraar ,wayo degaankaas magaran karo siyaasi aan hada xuso-waxa deeganada laga filan karaa inayrag kale ka soo bixi karaan ,hadii jeegantii muuse wax ku qaybiyo waxa
suurta gal ah inay rag kale yimadan

Beellha Habr-jeclo waxa samayn ku yeelanaya sadaashooda kursigaguurtida ee saleban iyo kursiga gudoomiyaha xisbiga oo uu sharci ahaan
marka hore uu la wareegi doono maxamed kahain ,markaa degaanadasalebaan iyo kaahin ma filaayo inay heli karaan kuraasta gollahawasiirada ,caqabad ayay labadan masuul ku yihiin raga hanka leh ee ay
isku jifada hoose yihiin,waayo kuraastii ay beelahani heli lahyeenwaxa ku fadhiya labadan masuul,taasi waxay fursad fiican siinaysaa
degaanka baashe cawil cumar

Beellaha Samo-roon
1-axmed ismacil samatar 2-axmed muumin seed 3-axmed xaji daahir
4-c/rashiid xasan mataan
waa suurta gal inay rag kale meesha ka saari karaan masuuliyiintanblse waxan ku cabiray heeshiisyo dhexmaray sida axmed muumin seed ookale,waxan kale oo ka eegay xaga sumcada iyo samaynta ay ku leeyihiingobolka awdal,waxa suurta gal ah inay meesha soo gali karaan axmed
yasiin iyo rag kale,axmed yasiin wa shaqsi sumcad wayn ku leh gobolkaawdal blse ilama ah inuu marka hore xukuumada kamid noqon doono,waayo
boos muhiim ah ayuu haystaa,

Beellaha Harti -dhulbahante iyo warsangali

1-wasiir xaglo-toosiye faratoon ,wasiir beesha ugaadh yahan eedhulbahnte kasoo jeeda ,beesha baharar-same ma heli karto wasiir waayogudoomiyaha gollaha wakiilada ayaa kasoo jeeda ,labo wasiir oo kasoojeeda beellaha warsan-gali ,beellaha harti waxay heli karaan ilaa 5
wasiir ,waayo tabasho badan ayay qabaan

Beesha Ciise
1-axmed waabari rooble

Waxad qoraalkayga sida aad aragto ka maqan beello aan sare kusooxusay,beelahaas waa suurta gal inay kamid noqdaan golaha wasiirada lkn
waxad ogtahay in inta badan dawalada somaliland laga dhiso xagabeellaha waawayn iyadoo xukumdu cabsi ka qabta mucaradad ,taasina wa
dulmi wayn,waxa suurta gal ah in wasiiru-dawlayasha ,wasiir kuxigeenada ay helaan ama kuraasta kale ee dalka,

sidee loo qaybsan karaa wasaradaha darajada (A) 1-wasarada arimaha
gudaha 2-wasarada maaliyada 3-wasarada arimaha dibada 4-cafimaadka
5-waxbarashada

labo wasardood oo kamid ah kuwan aan sare ku xusay, waxa heli karabeellaha harti ,waayo iminka ayay lahayeen labo kamid ah ,sida arimaha
gudaha iyo cafimadka,mid waxa heli kara samo-roon ,mid gar-xajis,midna habar-jeclo

Waa hubaal in dad badani aragti ahaan ay iga duwan yihiin,khasab ma ahinaad ila aragti tahay sida aynu ukala midab duwanahay ayaynu u kala
aragti duwanahay lkn waxa aynu isku waafaqi karnaa wax badan,hadii aadtahay qof wax badan ka og wacyiga iyo hab-sooc siyasadeed ee
somaliland ,

Waa mustafe axmed maxamed geedi oo ku nool magalada burco waxancabiray aragtidayada, akhriste kuma lehi wa midii sax ah,lkn waxa aan
aminsanahay inay boqolkiiba 50 ay surtagal noqon karto,bashar ayaanahay kama warami karo qaybka iyo waxa maqan ,oo taasi wa danbi wayn,
lkn waxan aminsanahay in sadashayda waxuun surtagal ay ka noqon donaan

alaaah mahadle----------------------- ----------------

W/Q.Mustafe Axmed Maxamed Geedi
Email.mustafea179@gmail.com
063-4385398-0659555532


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip