Adeegii Baraha Bulshada Oo Laga Jaray Soomaaliland sababo la xiriira shaacinta natiijada Doorashada Iyo Ilaa Xiliga Ay Xidhananayo.
November 22, 2017
Latest Headlines:   _

Adeegii Baraha Bulshada Oo Laga Jaray Soomaaliland sababo la xiriira shaacinta natiijada Doorashada Iyo Ilaa Xiliga Ay Xidhananayo.

0
Tuesday November 14, 2017 - 11:41:16 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Adeegii Baraha Bulshada Oo Laga Jaray Soomaaliland sababo la xiriira shaacinta natiijada Doorashada Iyo Ilaa Xiliga Ay Xidhananayo.

    Adeegii Baraha Bulshada Oo Laga Jaray Soomaaliland sababo la xiriira shaacinta natiijada Doorashada Iyo Ilaa Xiliga Ay Xidhananayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Adeegii Baraha Bulshada Oo Laga Jaray Soomaaliland sababo la xiriira shaacinta natiijada Doorashada Iyo Ilaa Xiliga Ay Xidhananayo.

Soomaaliland guud waxaa hawada laga saaray adeegyada Internetka oo ay bulshadu isticmaalaan sida Facebook,Twitter,Viber,Imo iyo qaar kale kadib markii ay soo dhamaatay doorashada maanta ay u dareereen shacabka Somaliland.

Shirkadaha bixiya adeegyada Internetka sida Telesom, Somtel iyo Somcable ayaa Aqbalay codsi uga yimid guddiga doorashada Soomaaliland.

Ka saarista hawada Baraha Bulshada ayaa timid kaddib markii la soo xirey inta badan goobaha codbixinta oo ay dhamaatay doorashadii maanta ay u dareereen shacabka ku nool deegaanada Somaliland maamusho.

Waxaa socta tirintii codadka doorashada iyadoo maalmaha soo socda lagu wado in guddiga doorashadu shaaciyaan natiijada kama danbeysta ah.

Guddiga doorashada ayaa gelinkii dambe ee maanta shaaciyay in si ammaana ah ay doorashadii ku dhacday.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip