Madaxdhaqanki Lagu Dhaadan Jiray, Dhime Halkoodiiye, Dhuuni Raacayo Waxa Noo Bedelay, Madaxdhaqaalaad.
November 22, 2017
Latest Headlines:   _

Madaxdhaqanki Lagu Dhaadan Jiray, Dhime Halkoodiiye, Dhuuni Raacayo Waxa Noo Bedelay, Madaxdhaqaalaad.

0
Thursday October 19, 2017 - 13:12:34 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxdhaqanki Lagu Dhaadan Jiray, Dhime Halkoodiiye, Dhuuni Raacayo Waxa Noo Bedelay, Madaxdhaqaalaad.

    Madaxdhaqanki Lagu Dhaadan Jiray, Dhime Halkoodiiye, Dhuuni Raacayo Waxa Noo Bedelay, Madaxdhaqaalaad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxdhaqanki Lagu Dhaadan Jiray, Dhime Halkoodiiye, Dhuuni Raacayo Waxa Noo Bedelay, Madaxdhaqaalaad. BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM, A.S.C.W.R.W.B. 

SALAAN GAARA BAHDA SOMLILANTODAY IYO AKHRISTAYAASHEEDA MADAXDHAQANKI LAGU DHAADAN JIRAY,DHIME HALKOODIYE, DHUUNI RAACAYO WAXA SOO BEDELAY,MADAXDHAQAALAAD, DHUL BOOBIYO HADUUN BAY BARTEEN,DHIIRIGELIN HAYBTA, DHEXDABAASHE URURADA INTOOY,DHAQANKI XOOREENBA. DHALASHIYO HIDAA LAGU OGAA, DHAABADAYN BOQORE, DHALAN ROGEBA SHARAFTI, HADDAY DHEEF KU DOONTAY, DHAMACIYO DABAY OLOLIYAAN,DUUL DHAWAAN KACAYE, DHIIGA QAAR KU NAAXON,XUMA KABA DHERGEYN WEEYE. DHADHAMIYO WAX LIITAY,QARNIGAN UUNKA DHAAWACAY, DHASHODA UMA TUDHANIYO,SHACBIGI DHAARTA LOO MARAY, DHUUNTOODA WAXAY MARINAYAAN,WAY U DHIDIDAANE, OO AY DHEGO NUGLAAN IYO XARAGO,UGU DHAQAAQAAN. DHIMASHADA DADKOODEEN BILAHA,DHERI DAB LOO SAARIN, DHALINYARADA DHOOF XUMI,TAHRIIB UGU DHAMAANAYSA, DHIILADA QABIILKEE HADDEER,DHAADASHADA GAADHAY, DHALAANKII KORAAYEY BAREEN,DHIRIQDAY QOOSHTAAN

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip