Hambalyada Beesha Reer dood Udireen Suldaan Cabdiraxmaan Aadan Maxamed abyan oo Dhawaan Lagu doortay Gobolka togdheer
November 22, 2017
Latest Headlines:   _

Hambalyada Beesha Reer dood Udireen Suldaan Cabdiraxmaan Aadan Maxamed abyan oo Dhawaan Lagu doortay Gobolka togdheer

0
Saturday October 14, 2017 - 18:32:02 in by Samiir Cabdi
  • Visits: 104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyada Beesha Reer dood Udireen Suldaan Cabdiraxmaan Aadan Maxamed abyan oo Dhawaan Lagu doortay Gobolka togdheer

    Waxaa Halkan Hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa Hadaanu nahay Haldoorka Beesha Reer dood SuldaanCabdiraxmaan Aadan Maxamed abyan oo Dhawaan Lagu doortay Gobolka togdheer.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Halkan Hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa Hadaanu nahay Haldoorka Beesha Reer dood SuldaanCabdiraxmaan Aadan Maxamed abyan oo Dhawaan Lagu doortay Gobolka togdheer.

Waxaa Halkan Hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa Hadaanu nahay Haldoorka Beesha Reer dood SuldaanCabdiraxmaan Aadan Maxamed abyan oo Dhawaan Lagu doortay Gobolka togdheer.

Waxaanu Leenahay Suldaankaasi, Noqo kii anfaca dalkiisa, diintiisa iyo Masuuliyada La saaray ee culus.

Waxaanan Leenahay Alle ha ku fudaydiyo Xasaanadaasi lagu saaray.

Waxana diraya

Suldaan Siciid Yuusuf ducaale

Xildhibaan Ibraahin caraale cabdi

iyo masuuliyiin kale oo tiro badan oo anan halkan kusoo koobi karin



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip