Dawlada Ingiriiska Oo Si Culus Indhaha Ugu Haysa Doorashada Madaxtooyada Somaliland + Tirada Goob Joogayaasha Ay Usoo Dirayso Somaliland
October 20, 2017
Latest Headlines:   _

Dawlada Ingiriiska Oo Si Culus Indhaha Ugu Haysa Doorashada Madaxtooyada Somaliland + Tirada Goob Joogayaasha Ay Usoo Dirayso Somaliland

0
Thursday October 12, 2017 - 15:28:47 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Ingiriiska Oo Si Culus Indhaha Ugu Haysa Doorashada Madaxtooyada Somaliland + Tirada Goob Joogayaasha Ay Usoo Dirayso Somaliland

    Dawlada Ingiriiska Oo Si Culus Indhaha Ugu Haysa Doorashada Madaxtooyada Somaliland + Tirada Goob Joogayaasha Ay Usoo Dirayso Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Ingiriiska Oo Si Culus Indhaha Ugu Haysa Doorashada Madaxtooyada Somaliland + Tirada Goob Joogayaasha Ay Usoo Dirayso Somaliland Dawlada Ingiriiska ayaa mar kale waxay cadaysay inay maalgalisay 60

goob jooge caalami ah oo kormeeraya doorashada madaxtooyada Somaliland,kuwaas oo doorashada ka hor dalka iman doona.


Xildhibaan Kerry MC Carthy oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska ayaa wasiiru dawlaha Ingiirska u qaabilsan Afrika iyo dalalka Barwaaqo Sooranka Rory Stewart,waxaanay waydiisay bal inay dawlada Ingiriisku Somaliland u dirayso goob joogayaal soo kormeera doorashada madaxtooyada Somaliland.


 

 

Wasiir Rory Stewart ayaa su’aashan kaga jawaabay


"Ingiriisku waxa uu lacag dhan 202,017 oo lacagta Ingiriiska ah ku bixinayso goob joogayaal caalami ah oo xoog badan oo kormeera doorashada madaxtooyada Somaliland ee dib ugu dhacday hadda qorshaysan 13 November.Kadib qandaraas lagu tartamay goob joogayaasha kormeeraya doorashada waxa hogaamin doona jaamacadda la yidhaahdo University Collenge London.”sidaas ayuu yidhi Rorry Stewart.


Geesta kale xubno ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska ayaa iyaga la filayaa inay goob joog ka noqdaan doorashada madaxtooyada Somaliland,waxaana ay arrimahani muujinayaan sida ay dawlada Ingiriisku indhaha ugu hayso doorashada madaxtooyada Somaliland ee loo dareeri doono 13 November 2017.


Source:- Geeska



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip