Ganaax lacageed oo Komishanku saarey Wadani.
October 20, 2017
Latest Headlines:   _

Ganaax lacageed oo Komishanku saarey Wadani.

0
Saturday October 07, 2017 - 09:43:34 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ganaax lacageed oo Komishanku saarey Wadani.

    Ganaax lacageed oo Komishanku saarey Wadani.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ganaax lacageed oo Komishanku saarey Wadani.

Daraasad dhawaaan ay sameeyeen niman shisheeye iyo aqoonyahan reer Somali-land waxay heeleen 13 straatiji oo xisbul-xaakimku ku ku xukumaayey wadankan

Walaalyaaloow!!

Daraasad dhawaaan ay sameeyeen niman shisheeye iyo aqoonyahan reer Somali-land waxay heeleen 13 straatiji oo xisbul-xaakimku ku ku xukumaayey wadankan. Waxaynu arkeynaa istratijiyada 13naad (fiiri daraasadda) in 100 kiiba boqol ay run ka sheegtey si cilmiyeysan u soo badhigtey baadhista. Daraasadu sidan kooban bey u qeexdey wixii ay heshey.

13.The outcome was quite interesting that Kulmiye administration will be doomed to death if it continues the way it is now engaged with the commission. In a nutshell, there are quite significant inappropriate actions including the application of illegal remuneration to the members of the commission.

Maanta ganaaxaas la sheegayo wuxuu si fiican uga turjumayaa dhqanka xukuumadan ee weli adeegsaneysa 13 kaas istraatigii ee daraasadaasi ay qeexdey. Waxaaney labana ku marmeyn, shakina ku jirey in Komishanka doorashooyinka ay si buuxda gacanta ugu jiraan xisbigan muxaafidka ah.

Dhaman reer soomalilanad waxa la gudboon in ay u midoobaan samato-bixinta umaddan soo daashey. Halganka xisbiyadda waa docda ha loo leexiyo wuxoogaa, dood cilmiyeed deg deg ah oo jaaamacaudu ay hormuud ka yihiin waa in la abaabulaa. Farogelin guurti waa in laga digtoonaadaa.

Daraasadaasi muddo badan bey ka soo shaqeysey ragii indheergarad ahaa sidii ay xaqiiqada u lahayd. Maanta reer Somali-land daah kama saarna wixii daraasadaasi sheegtey in ay xaqiiqada tahay. Digniin fiican bey reer Somali-land u tahay daraasadaas daboolka ka qaadey 13 ka qodob ama istraatiji (the unlucky number).

Waxa la is weydiinayaa maanta waa ganaax, beri waa gunuunac, sahandambena waa gulf colaadeed. Waxa kastoo dhaca wax ka sii daran sharci-goynta sare ama maxkamadda u sareysa oo daraasaduna ku daratey 13 kan istraatijyo ayaa sugaaya in ay ka taliyaan! Waxa la isweydiinayaa hadii go’aanka doorashada la isku khilaafo tallo maxkamaddu ma go’aamin doonaan sidii gudoomiyaha golaha shacabka "Waar xisbiyow xeerarkiinii hoose ku kala baxa, mise khad cas bey ku soo qorayaan wixii loo amrey”

Dhegta ha loo taago, dibadaha ha la sheego, hey’daha ay khuseyso ama daneeya ee ajinabaga ha lala socodsiiyo. Daraasadan dadka oo dhan ha la gaadhsiiyo, halgankiina ha ahaado isku duubnimo Nabada, xasiloonida, degenaanshaha, iyo dagaal la’aan!!

Askar O. Amir

Hargeisa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip