Muuse Biixoow hadii Abtinimo Madaxwayne Lagu helaayo Faysal Cali Waraabe ayaa ku heli lahaa .
October 20, 2017
Latest Headlines:   _

Muuse Biixoow hadii Abtinimo Madaxwayne Lagu helaayo Faysal Cali Waraabe ayaa ku heli lahaa .

0
Saturday October 07, 2017 - 09:43:34 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixoow hadii Abtinimo Madaxwayne Lagu helaayo Faysal Cali Waraabe ayaa ku heli lahaa .

    Muuse Biixoow hadii Abtinimo Madaxwayne Lagu helaayo Faysal Cali Waraabe ayaa ku heli lahaa .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixoow hadii Abtinimo Madaxwayne Lagu helaayo Faysal Cali Waraabe ayaa ku heli lahaa .

Horta Beesha Ciidagale Wayne Oo ah Haldoorka iyo Salaadiinta Somaliland waxan ku bogaadinaya inay yihiin Ragg Qaranka Midnimadiisa jecel Oo ah Dhidibada Somaliland ku taagantahy . Mar labaad Ciidagale Beesha Baaxadda Wayn yagoon Xukuumadda Kulmiye ka helin Saamigoodi Xaqa u lahaayeen hadana maaha Ragg Cabasho Cataab iyo wax la, midda warbaahinta la yimaadda Geesiyo isku kalsoon Weeye intaa kadib . Waxaan warbaahinta ka arkaayay Odaygii Murshaxa Kulmiye Muuse Biixi Oo leh Abtinimo igu Codeeya Markaa waxaan idhi Oo Faysal Muxuu Tollow Abtinimdda Madaxwayne ugu Noqon waayay? Inaadeernimo , Abtinimo, Tollnimo middna Kursi laguma hello ina Biixoow Abti !! Kursiga Madxwaynaa waxa lagu gaadhaa istaraajiyad Siyaasdeed Oo Hufan Isla markaana Qurxoon ka madhan Tolaaay yaa Reer Hebalaay iyo yaa Abtiyaal ii aheey . 

Mubaarik keyse Fooje 

Addis Ababa .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip