Hanntidii dallka somaliland oo forr baas lagu hayyo; warkii u damyey; fuaad qawdhan arimaha bulshada london
October 20, 2017
Latest Headlines:   _

Hanntidii dallka somaliland oo forr baas lagu hayyo; warkii u damyey; fuaad qawdhan arimaha bulshada london

0
Saturday September 30, 2017 - 12:20:28 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hanntidii dallka somaliland oo forr baas lagu hayyo; warkii u damyey; fuaad qawdhan arimaha bulshada london

    Hanntidii dallka somaliland oo forr baas lagu hayyo; warkii u damyey; fuaad qawdhan arimaha bulshada london

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hanntidii dallka somaliland oo forr baas lagu hayyo; warkii u damyey; fuaad qawdhan arimaha bulshada london

Ugu yarraan(20 million)oo xoollaa ka dhoofi jirrey dadka caalimigga ee barbra sannadkii,(20 million ee xoolahuu ayaa badi doodu waxey gallaan dallalka carbta.

Akhristayaal waxaa jirra oo la wadda soconaa in ninka carabkii uu malin walba cuno hilibkaa somaliland lagga keeney, halkageeljirahasomaliland uu ka qatan yahey hilibkaas, waxaan waxaas u soo bandhigayaa si aan bulshada SOMALILAND dhamaantood u tusso, cunto yaraanta ku soo soocta iyo dulmiga lagu hayo hantida dalka, taas oo noqtey habaar ku habsadey dhamaan madaxda somaliland ee dalka hada ka taliya.

Waxaan doonayaa in aan ku horeeysiyo dakata berbera ee somaliland ee20 million ee xaoolihii ka dhoofi jireen, lacgta laga hali jirey waxaas oo xoolaha waxey dib u gali jirtey dadka somaliland miiga iyo magalaba waxey aheed isha ugu baddan ee dakhligu ka soo gali jirey dadka somaliland.

Waxaa hubaala akhrisyaal in dhamaan waxaas oodhan uu imika hawadda ka baxey, dalkiina ugaley arin dhaqaalihisii uu dhulka galey, dadkiina aay ku dhacdey macluul aad ubadan, haddaba waxaa is weydiin leh maxaa is badaley, waxaad la wadda soctaan malintiiiDBW EE UEA,maalintey qabsatey uu dadlki walahi uu galley mugdi iyo busraad ku habsadey dalka somlailand hadey tahey mid dowlada iyo mid dadkaba.

Waxaa jirra darasaad aan ku sameenyn dalkii xagga dhaqalaha, ma og tahey in aan dhaqalaha dowlada somaliland iyo wassradaha qaarkood aan mudo 3 bilooda la siin waxa mushaharo ah, dowlada dalka somaliland ee ka talisa ee la idhadaadokulmiye, iyo warsiirada iyo dowladaha hoose, markey arken in dalkii uu xaladisii xii xumaatey, isla markaana dhaqalahii dadkada barbara uu xidhmey, oo aaney noqon sidii la fileyeey ayeey waxey bilaabeen in aay dadlka waxuu danguud ahaa dhamanateed aay wadda xarshaan, lacgtana aay jebebadaha gashadan.

1 Wassarada maliyda.

2 Wassarada hawlaha guud.

3 madaxtooyada,

dalka waxuu dhaqaale hadhsanaa waxaa maal mahan u dambeyeey fara baas ku haya sedxdaa wasardood, waayo markey arkeen in xisbigii kulmiye uu sii socdo, ayeey ugu tali galeen ineey hadaba inta hanti ee dalka hadhey xii h=xaadhxaadhaan.

MAXAA TALO AH HADABA

Waxaa talo barbra waa in maamulkii aan gacanta somaliland ku soo calino, taas ilaa aan sameeno mooyane aaney waxa dhaqale haba yaratee aanuu soo galeen dalkeena, waa xisbiga qabasa doorashada somaliland ama ku guleeysta uu u siyasad qurux badan oo ku soo calinyo dakada barbra maamulkii somaliland uu keeno, isla markaana uu heshiiskii DBW uu daqadda, laga saaro.

Waa in aan xagga beerahameeel walba oo beero lagu talo galey beerihii dib loo habeeyo, si aan waddama jaarka wax ugu dhoofino, waxaa iyana aan meesha ka maqneeyn in beeruhu aay u bahan yihiin ceelel biyo ah oo aan kallago.in.

Waa in meel walba biyo lagga soo saaro si aan dhulka u beerano.

ilaahey baa mahad iska leg inaga dhigey mulin

waxaa qorrey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada london

facebook; fuaad qawdhan

mr_qawdhan@hotmail.co.uk




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip