Madaxweyne ku­xigeenka Puntland Oo Xilka Ka Qaaday Wasiir Ka Tirsan Maamulkiisa Oo Taageeray Dhiibistii Qalbi Dhagax
September 23, 2017
Latest Headlines:   _

Madaxweyne ku­xigeenka Puntland Oo Xilka Ka Qaaday Wasiir Ka Tirsan Maamulkiisa Oo Taageeray Dhiibistii Qalbi Dhagax

0
Wednesday September 13, 2017 - 17:52:31 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne ku­xigeenka Puntland Oo Xilka Ka Qaaday Wasiir Ka Tirsan Maamulkiisa Oo Taageeray Dhiibistii Qalbi Dhagax

    Madaxweyne ku­xigeenka Puntland Oo Xilka Ka Qaaday Wasiir Ka Tirsan Maamulkiisa Oo Taageeray Dhiibistii Qalbi Dhagax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku­xigeenka Puntland Oo Xilka Ka Qaaday Wasiir Ka Tirsan Maamulkiisa Oo Taageeray Dhiibistii Qalbi Dhagax ­Madaxweyne ku­xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdillaahi Camey ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee xidhiidgka Gobolada Puntland Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan. Wareegto uu saaray Madaxweyne kuxigeenka ayaa waxaa lagu sheegay in xilka laga qaaday Bashiir Cabdiraxmaan, kaddib markii uu ku kacay Mas’uuliyad darro iyo hab dhaqan lid ku ah hanaanka dowladnimo. Lama oga wareegtadan xil ka qaadista inay salka ku heyso hadal uu Wasiiru dowlaha siiyay Warbaahinta, kaasoo uu ku taageeray go’aankii Golaha Wasiirada Soomaaliya ay ka qaadatay dhiibidii Cabdikariin Qalbi Dhagax oo bishii hore loo gacan geliyay Itoobiya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip