Taariikh Kooban Myanmar ( BURMA ) Iyo Qoomiyada ROHINGA
September 23, 2017
Latest Headlines:   _

Taariikh Kooban Myanmar ( BURMA ) Iyo Qoomiyada ROHINGA

0
Wednesday September 13, 2017 - 13:17:09 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taariikh Kooban Myanmar ( BURMA ) Iyo Qoomiyada ROHINGA

    Taariikh Kooban Myanmar ( BURMA ) Iyo Qoomiyada ROHINGA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taariikh Kooban Myanmar ( BURMA ) Iyo Qoomiyada ROHINGA

Xaqiiqatan umad islaama oo ale aaaminsan iyo diintiiisa sinaba uma wada yeelan karaan dawlad waayo wax is diidaya sharcia islaamka iyo kuwa ay wataan dadyawga aaminsan diimaha kale noloshuna diinbay ku xidhanthay idil ahaanteed wadan walba markay xaalad cakiran ka dhacdo aduunka oo dhan ayaa barta laga yaabaa qaarkiin inaydaan hore u maqal wadankan ama aqoon kugu filan ka haysan wadanka mynamar waxaa la odhan jiray purma ka dib markii ay gacanta ku dhigeen dawlad islaam ahaa oo iskeed isu maamuli jirtay jaarna ahaayeeen ka dib waxay la baxeen magaca ( republic of democratic union of myanmar ) waxay ay ka mid yihiin dawladihi ingiriisku guumaysty ( under the british colonies ) waxayna xornimada ka qaateeen sanadku markuu ahaa 1948 bishii january 04 ka ka dib halgan dheer oo ay la galeen dawladii ingiriiska waxay xulafo aad u isuGu dhaw ahaayeen wadanka jaban halkaasoo lagu soo sameeyay geesiyaashii ama askartii looGu talo Galay in ay xornimada dhalyaan heeryada guumaystahana meesha ka saaraan oo loogu magac daray ( burma indepedence army ) siyaasad ahaan waxay ku dhaqmaaan nidaamka democracy ga ah ka dib buruburkii xisbigii la odhan jiray ( burma socialist program party ) ee 1988 waxaa talada wadanka lagula wareegay afgambi milatary waxaana doorashadii ugu horaysy la qabty 1990 isagoo oo u ku guulaysty xisbigii la odhan jiray ( nation leage for democracy ) waxay xubin rasmi ah ku leeyihiin qaramada midoobay waxa uu ka koobanyhay regions ama states kaasoo leh calan iyo madaxwyne o gooniya balse meel qudha laga wada xukumomadaxynaha waxaa soo doorta xubnaha baarlamanka ku jira dawlada dhexe waxana lagu maacaaba madaxwaynaha haatan talada wadanka haya ( HTIN KYEW ) caasimada wadanka mynamr waa yangoon waana magaalada ugu balaadhan waxay ka tirsan thay yanoon region guud ahaan wadanka mynamar waxa lagu qiyaasaa inay ku nool yihiin dad lagu qiyaaso 54 million waa wadan ay ka jirraan diimo faro badan ( multi­religous country ) diinta ugu badan ay ay dadkaasi haysataan waa ( budhism ) waxaan ay ka tahay boqolkiiba 88% dadka haysta diinta kriristanka ah waxay ka yihiin boqolkiiba 6.2% halka ay dadka islaamka ay ka yihiin 4.3% oo ay u badan yihiin dadka ama qoomiyada ( ROHINGA ) waa dadka ay dhibaatadu ku habsatay iyo diimo kale oo badan sida hundisam ayaa ka jira wadnkaasi myanmar Qoomiyada rohinga waxay ka mid yihiin dadyawga ku nool myanmar waxa ay ku badanyihiin state lagu magaaco rakhine state waa dad lagu qiyaaso 1.5 million in ka badan hal milyana waxay ay ku noolyihiin xeryo qoxoonti ee wadama jaarka qaar ka mid ah badi waxay ka soo jeedaaan hindi oo waxa muuqaal ahaan iyo isir ahaanba lagu tiriyaa dadka hinidga ah waxay ay yihiin dadka la hayb sooco ee ugu xun dunida haatan nool intaan la qabsan dadka rohgina ah waxa ku noolan jireen dhul la odhan jiray arakan kaaso ka dib xoog lagu qabsaday loona samaeeyay region ay ku hoos noolaadan waxay dareemen in dadkii inteeda kale ha u badnaaadan budhist in ay kala qoqob iyo kala saari d ay ku hayaan dadkii islaamka ahaa taasi badalkeeda waxay samaysteen urun jihaad doon ahaa ka hor sandkii 1947 ilaa alaankan ururkaasi dawlada dagaal buu kula jiraaa waqooiyga dhulkaasi qoomiyadani waxaa loo arkaa mid ka soo horjeeda qaranimada iyo jiritaanka myanmar ka dib diiditanka sharciyo dawladu soo saarty sida qaadashada national identity cards iyo wax ka qabasho laanta ururada jihaadka ah ee ka jira dalkaasi iyo faafinta diinta islaamka taasi waxay keentay in xasuqaan kufsadaan dilaanbaro kiciyaaan guryahana ka gubaaan dhaman qoomiyada dad lgu qiyaaso 300.000 ayaa qoxoonti ku noqday wadamada jaarka ah sida bangaladhesh ugu danbayn mayee ururuadii u doodi jiray xuquqda dadka mayee diimiirkii islaanimo xaguu ka dhacay gargaarkii islaamka waxaa xusid mudan dawladha jawaabta adag ka soo saaray xasuuqan umadan sida turkey iran iyo baaskitan alle waxaan ka baryaynaa inuu alee u gargaaro umadaasi 

by ABdurahman Ali Kabaay

abdialiccm@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip