Yurub oo sare u qaaday ka jawaab celinta duufaanta Irma
November 24, 2017
Latest Headlines:   _

Yurub oo sare u qaaday ka jawaab celinta duufaanta Irma

0
Wednesday September 13, 2017 - 09:39:34 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yurub oo sare u qaaday ka jawaab celinta duufaanta Irma

    Yurub oo sare u qaaday ka jawaab celinta duufaanta Irma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Yurub oo sare u qaaday ka jawaab celinta duufaanta Irma

Dalalka Yurub ayaa sare u qaadaya dadaallada gargaarka ee ay gaarsiinayaa deegaamadooda ku yaalla Caribbean-ka, ee ay burburisay duufaanta Irma, iyada oo bartanka lagaga jiro eedaymaha loo soo jeedinayo ee ku aadan sida ay uga jawaabeen.

Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, oo booqanaya jasiiradaha Faransiiska ee ay sida buuxda ugu dhuftatay duufaantu ayaa sheegay in diyaarado ay keenayaan gargaar dheeri ah.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Britain Boris Johnson ayaa tagaya gobolkaas, halka boqorka Netherlands uu socod kaga marayo jasiiradahooda.

Dufaanta Irma ayaa dishay 23 ruux oo saddex daas dal u dhashay kuwaas oo ku sugnaa dhulkaas ay ku leeyihiin meelaha ka baxsan xuduudaha dalalkooda.

Lahaanshaha sawirkaAFP
Image captionEmmanuel Macron ayaa lagu dhex arkay burburka

Dadka ay dhibaatadu soo gaartay waxaa ka mid ah 10 ruux oo ku dhintay jasiiradda Faransiiska ee St Barts iyo qaybta ay Faransiisku lee yihiin ee jasiiradda St Martin taas oo ay wadaagaan dalka Netherlands.



Duufaanta ayaa dhibaato u gaysatay xataa dhirtiiDuufaanta ayaa dhibaato u gaysatay xataa dhirtii


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip