Kaftanka Caawa , Inaadeerkey Cadaani maxaa ka qaldan =BY: Ahmed Nuur Guruje
November 24, 2017
Latest Headlines:   _

Kaftanka Caawa , Inaadeerkey Cadaani maxaa ka qaldan =BY: Ahmed Nuur Guruje

0
Tuesday September 05, 2017 - 10:48:21 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kaftanka Caawa , Inaadeerkey Cadaani maxaa ka qaldan =BY: Ahmed Nuur Guruje

    Kaftanka Caawa , Inaadeerkey Cadaani maxaa ka qaldan =BY: Ahmed Nuur Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kaftanka Caawa , Inaadeerkey Cadaani maxaa ka qaldan =BY: Ahmed Nuur Guruje Waxaan caawa arkayay Axaabtayda Kulmiyaha Cusub oo wareejinaya hadal ay kasoo xigteen wasiirka warfaafinta oo leh anigu waxaan ahaa Stii debeda ee c/raxmaan cirro xaguu joogay , iyagoo hadalkaa la dhacsan , hasa yeeshee aan hubo in aanay dhaadin surma­seegtada ku jirta hadalka wasiirka , yeelkeede cadaani caawa ku dheeraan maayee , wuxuun baa is waydiinle :­ – Cadaani habeen iyo maalin waakan Cirro u jawaabayee , ma wuxuu u haystaa in isagga iyo cirro tartamayaan , mise si gaara ayaa cirro loogu asteeyey hadalkiisa ? – Ta labaad Snm waqtigeedu wuxuu dhamaaday 1991 , waagaasoo Aduunka is badalo badan oo Taariikheed ka dhaceen , sidda burburkii Shuuciyada , Dagaalkii qaboobaa , Talisyadii Milateri ee Geeska afrika iyo dhacdooyin kale oo muhiima ,

sidaa markay tahay Cadaani miyaanu la socon in Aduunku marayo 2017 waqtigaas uu sheegayana lagga joogo rubuc qarni ? – Suasha 3 aad , Marka la eego Constiuncy wasiir Cadaani , waxay isku degmo ka yimaadeen , Dr C/raxmaan C/qaadir oo ka mid ahaa Aasasayaashii snmta Cadaani sheegayo , ahaana ninkii shirka sta lagaga dhawaaqay xidhiidhinayay , Kulmiyena halgan badan lasoo maray , hassa yeeshee markii Kulmiye guulaystay halkuu maray la isla ogyahay , markaa iyana waxaa is waydiinle Snm uu C/raxmaan cirro ku deedafaynayo iyana ma is waydiiyay sababta ay C/raxmaan C/qaadir wax ugu wayday mise waa la jiifiyaana banaan ? – Ugu dambayn hadii snm faan iyo tookh tahay , Wasiir Cadaani ma og yahay in Cirro isba qaadhaanka sta bixin jiray oo sta dabada ka mid ahaa oo waliba joogay marinkii Qaxoonti badan oo qaarkood dhaawicii snm ka mid ahaayeen ay ka dhulgaleen kuwaasoo Cirro gacan wayn u gaystay , mase og yahay in Cirro walaaladii iyo qoyskooda oo dhami snm tu uu sheegayo ahaayeen , sidda dareewalka Cirro oo ah Inaadeerkii ruma Cabdi gaabuush oo snm tagey 1984 dhaawacyo badan oo qaarkood nafo reebeena kasoo gaadheen , sidoo kale inaadeerkii kale Jaamac gaabuush isna ahaa dhalinyaradii ugu horaysay ee u talowday snm , dhinaca kalena Constiuncy yahay kuwii ugu waawaynaa ee snm ka dhisnayd ee aan laba caliba ku muran sanayn . ugu dambayn waxaa is waydiinle , tolow inaadeerkay Cadaani maxaa ka qaldan ?


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip