Cali Mareexaan Ma Wasiirbaa Mise Waa Mucaarid…W/Q Maxamed Cali – Cali Mareexaan Ma Wasiirbaa Mise Waa Mucaarid…W/Q Maxamed.
November 24, 2017
Latest Headlines:   _

Cali Mareexaan Ma Wasiirbaa Mise Waa Mucaarid…W/Q Maxamed Cali – Cali Mareexaan Ma Wasiirbaa Mise Waa Mucaarid…W/Q Maxamed.

0
Tuesday August 29, 2017 - 12:49:07 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Mareexaan Ma Wasiirbaa Mise Waa Mucaarid…W/Q Maxamed Cali – Cali Mareexaan Ma Wasiirbaa Mise Waa Mucaarid…W/Q Maxamed.

    Cali Mareexaan Ma Wasiirbaa Mise Waa Mucaarid…W/Q Maxamed Cali – Cali Mareexaan Ma Wasiirbaa Mise Waa Mucaarid…W/Q Maxamed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Mareexaan Ma Wasiirbaa Mise Waa Mucaarid…W/Q Maxamed Cali – Cali Mareexaan Ma Wasiirbaa Mise Waa Mucaarid…W/Q Maxamed. Wasiirkii Cali marayxan ma wasiir baa mise waa mucaarad Cali ma aqon daray ka tahay mise aqoontiisii baa halkaa la martay Cali ma muwaadin la baroorta dulmanahaa mise waa ismoog, aan is ogayn Cali xilkan uu ku magacaabanyahay miyuu iska waskhaynayaa mise, sidan baabay ugu badisay Wasiirka Howlaha guud oo diyaad rakaab ahaan uu uga raacay madaarka caalamiga ah ee Hargaysa Cigaal Airport. Ayaa arin lala fajaco oo qaranka iyo shaqsiyadiisaba nusqaan weyn u keentay ayuu soo dhigay bartiisa fb. Wasiirka ayaa sheegay in uu gabadh dumar ah oo laga reebay diyaarada in uu la soo duday markii uu isu sheegay captainka Diyaarada in uu wasiiryahay gabadhana kursiga ay ku fadhiisatay loo daayo. Waa arin dadka qaarna ay ku qosleen jaahilnimada haysata qaakalena u naxaeen xukuumadu cida ay xilka u dhiibanayso iyadoy aqoonteedaba hufin oo kala haadin in ay qof reer ahaan ku keento iyo doy helayso xataa reernimada cid kaloo aqoon iyo reerkiiba ah. Cali ceebtiisa kale sharcigii diyaarada u yaalay in aanu qofna ku fadhiisan karin kursi aanu ku qornayn in uu wasiir baan ahay ee captain ii ogolow gabadhu halka ayrabto in aad fadhiisiso waa arn ceeb ku ah shaadka uu huwan yahay ee xukuumadeed. kaaga darane waxa uu la duday gabadhii in uu la dudo kkk kaaga sii darane
ceebtiisii ayuu hadana banaanka keenay isagoo isu arka nin karaamo iyo tixgelin bulshada kaga helaya fadeexadan uu isku dabray. Cali mareexan waanin raadkiisii dib u raacay oo isagu indhaha iska tuuraya balse labada bilood ee xukuumada u hadhay ma sii ahaan doonaa magaca uu huwan yahay mise dhirbaaxo ayaa ku dhici doonta aanu la soo toosi doonin bal aynu eegno wasiirkan mucaaridka ku ah haykalkii dowladnimana burushka la daba jooga halkuu ku danbayn Maxamed Cali (Danjire)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip