War Deg Deg Ah Jabhada Dubu-Xoraynta KHAATUMO Oo La Wareegay Qaar Kamida Sanduuqyadii Komishanka Doorashooyinka Ee Degmada Taleex,Israsaasayn Ka Socota Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
December 13, 2017
Latest Headlines:   _

War Deg Deg Ah Jabhada Dubu-Xoraynta KHAATUMO Oo La Wareegay Qaar Kamida Sanduuqyadii Komishanka Doorashooyinka Ee Degmada Taleex,Israsaasayn Ka Socota Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

0
Saturday August 12, 2017 - 21:48:59 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Jabhada Dubu-Xoraynta KHAATUMO Oo La Wareegay Qaar Kamida Sanduuqyadii Komishanka Doorashooyinka Ee Degmada Taleex,Israsaasayn Ka Socota Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

    War Deg Deg Ah Jabhada Dubu-Xoraynta KHAATUMO Oo La Wareegay Qaar Kamida Sanduuqyadii Komishanka Doorashooyinka Ee Degmada Taleex,Israsaasayn Ka Socota Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Jabhada Dubu-Xoraynta KHAATUMO Oo La Wareegay Qaar Kamida Sanduuqyadii Komishanka Doorashooyinka Ee Degmada Taleex,Israsaasayn Ka Socota Iyo Khasaaraha Ka Dhashay. Jabhadda Xoraynta Khaatumo Oo La Wareegtay Agabkii Kaar Qeybinta

Inta la hubo qalabkii hal goob oo ka tirsan degaanada Taleex ayaa laga fara maroojiyey hawlwadeenadii Komishanka iyadoo jabhada xoraynta degaanada khaatumo xaqiijiyeen la wareegida qalab aan ilaa hadda la shaacin waxyaalaha uu ka koobanyahay.

Dhanka kale, degaanka Carrooley ee u dhexeeya Taleex iyo Laascaanood ayaa lagu soo waramayaa in jid gooyo loo galay gaadiidkii sidey qalabka iyo hawlwadeenada diiwaangelinta. jabhadda xoraynta khaatumo Ayaa Warbaahinta U Xaqiijiyay Inay Qabteen Kaadhadh Iyo Qalab Ay Leeyihiin Komishanka Doorashooyinka Somaliland Isla Markaana Warbaahinta Usoo Bandhigi Doonaan

faysal falaalug oo Batalaalenews.net soo xidhiidhay ayaa ka warbixiyay khasaaraha ay geysteen iyo qorshahooda

 

Jabhadda xoraynta degaanada Sool Sanaag iyo Buuhoodle ayaa ka warbixisay hawlgalo ka dhan ah kaar qaadashada degaano ka tirsan gobolka sool gaar ahaan degaanada xudun iyo taleex Oo Ay Sheegeen Inay Ku Hawlan Yihiin Sidii Ay Ula Wareegi Lahaayeen Qalabka Goobahaas

 

Faysal falaalug Waxa Uu Intaa Ku Daray hawlgalo ay habeenimadii xalay ka fuliyeen degaanka dhubuq-dhubuq oo ay ku qabqabteen shaqaalaha kaar qaadashada iyadoo xiligii hawl-galka socday uu dhaawac soo gaadhay xubik komishinka somaliland

Faysal Falaalug ayaa gaadiidlayda oga digay inay kireeyaan wuxuuna balan qaaday inay la wareegi doonaan gawaadhida u shaqayso komishinka Doorashooyinka somaliland


Sidoo Kale Ilo Wareedo Aanu Helayno Ayaa Sheegaya In Is Rasaasayn Ka Dhacday Degmada Taleex Taas Oo Uu Ku Dhintay Hal Qof,Maleeshiyaadkan Ayaa Sheegay Inay Samaynayaan Hawl Galo Ay Ku Beegsanayaan Sanaaduuqda Komishanka Doorashooyinka Somaliland,


Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ayaa Ilaayo Hada Ka Hadlin Dhacdadan Foosha Xun,Balse Ciidamada Qaranka Somaliland Ayaa Iyagu Ku Hawlan Sidii Ay U Dhamaystiri Lahaayeen Shaqada Iyaga Oo Sugaya Amaanka Goobaha La Dhigay Sanaaduuqda Komishanka Doorashooyinka,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip