Masuulka Labaad Ee Ugu Awoodda Sarreeya Qaranka Somaliland Oo La Baafinayo Ka Dib Markii Laga Waayay Saaxadda Siyaasadda.
December 14, 2017
Latest Headlines:   _

Masuulka Labaad Ee Ugu Awoodda Sarreeya Qaranka Somaliland Oo La Baafinayo Ka Dib Markii Laga Waayay Saaxadda Siyaasadda.

0
Saturday August 12, 2017 - 12:10:51 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuulka Labaad Ee Ugu Awoodda Sarreeya Qaranka Somaliland Oo La Baafinayo Ka Dib Markii Laga Waayay Saaxadda Siyaasadda.

    Masuulka Labaad Ee Ugu Awoodda Sarreeya Qaranka Somaliland Oo La Baafinayo Ka Dib Markii Laga Waayay Saaxadda Siyaasadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuulka Labaad Ee Ugu Awoodda Sarreeya Qaranka Somaliland Oo La Baafinayo Ka Dib Markii Laga Waayay Saaxadda Siyaasadda.

Tan iyo intii ka dambaysay ka dib markii madaxwaynaha Somaliland uu dalka dib ugu soo laabtay ayaa waxaa mar qudha saaxadda siyaasadda laga waaaya madaxwayne ku xigeenkii Somaliland Mudane Saylaci oo ah Mushax Ku Xigeenka Muuse Biixi.

Mudane Saylici ayaa wakhtigii uu ku simaha ahaa waxaa uu aad u soo kormeeray xafiisyadda dowladda, waxaanu ka dhex muuqday saaxadda siyaasadda waxii intaasi ka dambeeyay ka dib markii xilka laga qaaday Wasiirkii Hore Xidhiidhka Goloyaasha oo ay saaxiibo dhow ahaayeen ayaa waxaa mar kaliya la waayay mudane Saylaci lama Garanayo waxaa kaga mashquulay hawlaha Xisbiyadda mar haddii uu markale sharaxan yahay,

 

Waxaase loo malaynayaa in uu ku maqan yahay saluug uu tirsanyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip