CADAALAD DARADA HAYSATA DHALINTA AQONYAHANKA AH E GOBOLKA SARAAR.
December 14, 2017
Latest Headlines:   _

CADAALAD DARADA HAYSATA DHALINTA AQONYAHANKA AH E GOBOLKA SARAAR.

0
Sunday July 30, 2017 - 11:32:39 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CADAALAD DARADA HAYSATA DHALINTA AQONYAHANKA AH E GOBOLKA SARAAR.

    CADAALAD DARADA HAYSATA DHALINTA AQONYAHANKA AH E GOBOLKA SARAAR.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

CADAALAD DARADA HAYSATA DHALINTA AQONYAHANKA AH E GOBOLKA SARAAR.

Marka hore ilahaybay mahadi u sugnaatay Mar xigtada waxan ilahay ka baryaya inu dhamanba u naxariisto umada islaamka kana dul qaado waxwalba o dhibaato ah Hadan yara dul istaago mawduucan amase warbixintan aan halkan donayo inan daaha kaga qaado amase u u iftiimiye bulshada rer Somaliland kuna saabsan cadalad darada ragadisay rer sarareed Gobolka saarar badiba waxay Mel madhan ka taagan yihiin waxqabadada xukumadan manta majaraha u haysa Somaliland gadh


wadeenkana u kayahay mudane Axmed Maxamed Max,ud Silanyo Gobolka sarar indhawaaleba waxa isa soo tarayey cabatino iyo baaqyo kala duwan o ka imanyey madaxda gobolkas iyo dhalinyarada deeganka oo an ukala hadhin inay ka hadlan cadalad darada haysata Cadalad daradas lagu hayo gobilka wa mid socota ah oo an xudud lahayn balse manta waxay gashay komishanki o iyana laso saftay bahda isu baahaysatay inay ka reeban gobolkas gobolada dalka marwalbana Ku foogan ka lalinta waxqabadyada Waxa bishan aynu Ku jirno

 

komishanka dorashoyinka qaranku uu si qarsoodi ah uga qaatay shaqaalaha qaybinta kadhadhka codbixinta jamacada burco iyado aanay is qusayn labadas gobol xaqna ay u lahaayen inay shaqaas qabtaan dadka deganka balse la damcay in sididi caadada ahayd aan lo ogolan balse ifafa faalaha manta wuu ka duwanyahay kuwi hore dhacdadana waxa ka dareen celiyay dhalinyarada Ku sugan gudaha magalada ceri gaabo iyago kala hor tegay mudaharad aanay haba yaraate ukala hadhin Waxakale oo xusid mudan in iyaguna ay dhalinyarada ay taageren golaha deganka iyo badhasab Ku xigeenka waanay Ku mahadsan yihiin inay doorkoda ka qaatan arinkas iyo cadalad darada aafaysay mujtamaca rer saraared

Qoraalkaygana waxan kuso afmeeraya tuduc yar oo abwanadi somaliyed mid kamida uu laha kuna socda raga arinkas Ku foogan dabadana ka riixaya e donaya inay u duleyan caynaba tuulo ay maamusho usuna garabsaday labada shaqsi e midna jamacada burco jogo midna u wasirka ka yahay xukumadan manta waxayna u dhigantahay sida tan ~Markay taladu kaa forarto e foosto lagu saaro ~Fahmadiyo way kaa tagaan fiiradi hore ~Wa lagu fala o Mel xunbad fooda gelisa MAR XIGTADA WAXAN IYANA BAAQ U DIRAYA BEELAHA DEGANADA CEELAFWAYN AY KU DHEX MARTAY DIRIRTU

Waxan ugu baaqaya salaadinta madax dhaqameedyada waxgaradka siyasiyinta qoorwaynta labadas beelod inay si bila turxaana u galaan arinkaas amase colaada so laba kaclaysay Waxanad tihiin beelo ood wadaga amse dhaleeyo ah mana wacna manta inad dib isuguso noqotan balse qadarba mesha ka jirtay shaqsiyadka idinku kala dhintay labadinaba waydin damqayan umada reer Somaliland na way damqayan mana wacna xijiimada caynkana inay so labato mararkale Dadka arinkas dabada ka rixaya ciday dontaba ha ahaadane ha ogaadan inay u maqantahay amase ay Ku danbaynayan sidi ilahay ino shegay cadab tan ugu xun kuna mutaysanayan cadab ta ugu xun Colaada iyo abaartu waa ciqaab ilaahay, Bal eega aayadda Qur’aanka oo sheegaysaa macnaha ah: "waxaan idinku imtixaameynaa CABSI IYO GAAJO…وَلَنَبْلُوَنَّكُم بِشَىْءٍ مِّنَ ٱلْخَوْفِ وَٱلْجُوعِ Qr.Maxamed Xaji Jaamac Yuusuf ALLA MAHADLEH



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip