Xukuumadda Siilaanyo iyo Xisbiga Muuse Keesbaa Xoolayntii Lacagta loogu ururiyay dadkii abaaruhu farahooda ka saareen xoolahoodii loo raacayaa, keebaase bulshada Cod ka doonaya Faallo M, M. Banjiidh.
August 21, 2017
Latest Headlines:   _

Xukuumadda Siilaanyo iyo Xisbiga Muuse Keesbaa Xoolayntii Lacagta loogu ururiyay dadkii abaaruhu farahooda ka saareen xoolahoodii loo raacayaa, keebaase bulshada Cod ka doonaya Faallo M, M. Banjiidh.

0
Friday July 21, 2017 - 16:52:44 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Siilaanyo iyo Xisbiga Muuse Keesbaa Xoolayntii Lacagta loogu ururiyay dadkii abaaruhu farahooda ka saareen xoolahoodii loo raacayaa, keebaase bulshada Cod ka doonaya Faallo M, M. Banjiidh.

    Xukuumadda Siilaanyo iyo Xisbiga Muuse Keesbaa Xoolayntii Lacagta loogu ururiyay dadkii abaaruhu farahooda ka saareen xoolahoodii loo raacayaa, keebaase bulshada Cod ka doonaya Faallo M, M. Banjiidh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Siilaanyo iyo Xisbiga Muuse Keesbaa Xoolayntii Lacagta loogu ururiyay dadkii abaaruhu farahooda ka saareen xoolahoodii loo raacayaa, keebaase bulshada Cod ka doonaya Faallo M, M. Banjiidh.

inkasta oo ay Abaaraha iyo dhacdooyinka Dabiiciga ihi yihiin qaar ka yimaada Awoodaha Ilaahay , ayaynu haddana ayaynuognahay inay yihiin imtixaan ilaahay iyadoo haddaba ay taasi jirto ayaa dhawaanta uu dalkeenu galay xaalad adag oo ku habsatay guud ahaanba dalkoo dhan gaar ahaan dadkii ahaa Xoola dhaqatada iyo Reer guuraaga ahaa oo ay dhamaanba farahooda ka baxeen Xoolihii hantida u ahaa iyagoo faro madhan ka istaagay Xoolihii ay dunida guudkeeda ay ka eeganayeen maal iyo mawdna u ahaa , inkastoo gudaha iyo dibaddaba shacbiga,xukuumadda iyo axsaabta siyaasiga ah ee dalku aanay u kala hadhin gurmadkii loo dhamaa ee markii xoolihii ay dhamaadeen tii dadkuna ku dhawaatay inay iyaguna ay uleedeen xaalado xanuun oo ay abaartu keentay oo haraadka iyo gaajaduna u sii dheereyd .


 

 

Haddaba wixii intaa ka danbeeyay waxay cid kastaaba u guntatay siddii ay u damaano qaadi lahaayeen qoysaskii ay abaaruhu ay dhirbaaxeen oo waxay qaylo dhaantu ay gaadhay meel kasta oo dunida guudkeeda ah waxaana jiray dalal shisheeye oo ka damqaday arrintaasi sida Dawladdaha ay ka mid tahay Imaaraadka carabtu oo ah saaxiibka ugu dhaw ee wakhtigan cilaaqaadka iyo xidhiidhka gacan saar ee danaha isdhaafsigu inaga dhaxeeyo oo xaaladdii abaaraha qalafsan ay noo gaysteen ka adkaysan wayday ayaa inoogu deeqday Lacag dhan Afar Milyan (4,000,000$) oo doolar kaasi oo ay ugu talo galeen dadkii ay xoolahoodii abaaruhu ka faramaroojiyeen iyadoo ay dalka gudahiisana ay barbar socdeen lacago qaadhaan ah oo Xukuumaddu ku astaysay in dadka ay xoolahoodu ay ka baxeen in loogu beddeli doono qoyskiiba 10 Neef suaashu haddaba waxay tahay halkay ku danbaysay arrintaasi waataanoo dalku wuxuu u gudbay marxalad kale oo Xisbi kastaaba olole ugu jiro inay dadkucodkooda siiyaan halka xaaladdii xoola dhaqatadduna halkeedii taallo oo ay ka dhursugayaan Lacagtii dhan walba laga ururiyay ee ku dhawaad odoroskeedu celcelis ahaan ku dhawaatay 10 Milyan ee doolar , ilaa imikana ma cadda ciddina kamay hadal arrintani inay lacagtaasi ku dhacday Weji ka duwan kii lagu ururiyay ee laynoogu sheegay in lagu xoolayn doono reeraha miyiga ee xoola dhaqatadda ah qaarna Beeraha loogu qodi doono.


Haddaba Akhriste isku day inaad suaasha Jawaabteeda hesho Lacagta Ma doorashadda ayaa loogu tallo gallay oo xukuumadda ayaa inagu khiyaantay islmarkaana weji kale inoogu gabatay mise Xoolaa Dadkii loogu maqan yahay ????


Qalinkii Maxamed muuse Banjiidh

Hargeysa

Somaliland

Email:banjiidh123@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip