Shirkada DP World Oo Afka Ka Xidhatey In Ay Ka Hadasho Faahfaahina Ka Bixiso Dab Xalay Ka Kacay Qeybo Ka Mid Ah Dekada Berbera.
August 21, 2017
Latest Headlines:   _

Shirkada DP World Oo Afka Ka Xidhatey In Ay Ka Hadasho Faahfaahina Ka Bixiso Dab Xalay Ka Kacay Qeybo Ka Mid Ah Dekada Berbera.

0
Monday June 19, 2017 - 11:34:41 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkada DP World Oo Afka Ka Xidhatey In Ay Ka Hadasho Faahfaahina Ka Bixiso Dab Xalay Ka Kacay Qeybo Ka Mid Ah Dekada Berbera.

    Shirkada DP World Oo Afka Ka Xidhatey In Ay Ka Hadasho Faahfaahina Ka Bixiso Dab Xalay Ka Kacay Qeybo Ka Mid Ah Dekada Berbera.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada DP World Oo Afka Ka Xidhatey In Ay Ka Hadasho Faahfaahina Ka Bixiso Dab Xalay Ka Kacay Qeybo Ka Mid Ah Dekada Berbera. Shirkada laga leeyahay dalka Imaraadka Carabta ee lagu wareejiyey Maamulka Dekada

Magaalada Berbera ee DP WORLD ayaa waxaa ay si cad uga muquuratey in ay ka hadasho isla markaana ay faahfaahin ka bixiso dab xalay fiidkii qabsadey qeyb ka mid ah dekada Berbera .



 

Shirkadan oo iyadu maamusha dhamaan hawlaha dekada Berbera ayaa ilaa hada aan wax war ah ka soo saarin dabkaas isla markaana cadeynin sababta uu dabkaasi ku dhashey iyo waliba waxii saarnaa halka Konteenar oo gubtey


Balse masuulyiin uu ka mid yahay mareeyihii hore ee dekada Berbera Axmed Yuusuf Dirir ayaa xalay isagu warbaahinta kula Hadley Berbera una sheegay in dabkaasi lagu guuleystay in la damiyo balse waxaa uu warbaahinta u sheegay in aanu garaneen sababta uu dabkaasi u dhashey iyo waliba alaabta saarneyn Hal Koonteenar oo gudbiye



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip