Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Dalka Somaliya Oo Saaka Xukun Ku Riday Ninkii Dilay Wasiir Hawlaha Guud Ee Dalkaasi.
October 20, 2017
Latest Headlines:   _

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Dalka Somaliya Oo Saaka Xukun Ku Riday Ninkii Dilay Wasiir Hawlaha Guud Ee Dalkaasi.

0
Monday June 19, 2017 - 11:05:27 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Dalka Somaliya Oo Saaka Xukun Ku Riday Ninkii Dilay Wasiir Hawlaha Guud Ee Dalkaasi.

    Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Dalka Somaliya Oo Saaka Xukun Ku Riday Ninkii Dilay Wasiir Hawlaha Guud Ee Dalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Dalka Somaliya Oo Saaka Xukun Ku Riday Ninkii Dilay Wasiir Hawlaha Guud Ee Dalkaasi.

Maxkamadda Ciidamada qalabka ee dalka Somaliya ayaa saaka xukun

dil ah ku riday Axmed C/llaahi Cabdi oo lagu helay inuu dilay Wasiirkii howlaha Guud iyo Guriyeynta Marxuum Cabaas Siraaji.

Image may contain: 1 person, closeup

 

 


Dhageysiga Kiiskan oo todobaadkii hore la soo gaba gabeeyay, markii maxkamaddu dhageysatay marqaatiyaasha iyo qirashada ninkan lagu helay dilka ayaa ugu dambeyn saaka riday xukunka.


Ninka xukunka dilka lagu fuliyay oo ahaa askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa ka mid ahaa Ilaalada Hanti dhowrkii Guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax, kaasoo xilkiisa ku waayay shilka lagu dilay wasiirka.

Image may contain: 1 person, hat and closeup


Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida G/sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka

Image may contain: 2 people, people standing


Allaha u naxariistee Wasiir Cabaas Siraaji ayaa la dilay horaantii bishii May ee sanadkan, markii gaadhi uu saarnaa uu ku dhawaaday gaadhi kale oo la socday Hanti dhowrka Guud, waxaana rasaas ku furay Ilaalada saarnaa gaadhigaas oo marayay nawaaxiga Madaxtooyada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip