Baanka Dhexe Ee Berbera Oo Wax Isdab Marin Ka Dhacday Iyo Labo Shaqalaha Ah Oo Ciidamada Police Ku Raadinayaan.
August 22, 2017
Latest Headlines:   _

Baanka Dhexe Ee Berbera Oo Wax Isdab Marin Ka Dhacday Iyo Labo Shaqalaha Ah Oo Ciidamada Police Ku Raadinayaan.

0
Sunday June 18, 2017 - 21:12:37 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baanka Dhexe Ee Berbera Oo Wax Isdab Marin Ka Dhacday Iyo Labo Shaqalaha Ah Oo Ciidamada Police Ku Raadinayaan.

    Baanka Dhexe Ee Berbera Oo Wax Isdab Marin Ka Dhacday Iyo Labo Shaqalaha Ah Oo Ciidamada Police Ku Raadinayaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baanka Dhexe Ee Berbera Oo Wax Isdab Marin Ka Dhacday Iyo Labo Shaqalaha Ah Oo Ciidamada Police Ku Raadinayaan. Illaa Iminka lama garn karo Cadadka Lacagta la Musuq Maasuqay


Wararka Kasoo Baxay Baanka Dhexe Ee Berbera Ayaa Sheegaya In Labo kamida Shaqaalaha Baanka Booliisku Raadinayo, Waxaan wararku Sheegayaan in wax Isdaba Marin Lacageed Aay ka Dhacday Baanka dhexe Ee Berber

Illaa Iminka Lama garan Karo Cadadka lacagta Ah Ee la Musuq Maasuqay , Laakiin Illo Wareedyo Ayaa xaqiijinaya In Aanay Badnay Lacagta la Isdaba Mariyay ee uu Ogaaday Maamulaha Cusub Ee Baanka Berbera,

Maamulaha Baanka Berbera Oo Shabakada Batalaalenews.net Isku dayday In Aay Arinkaa wax ka waydiiso Ayaa teloofankiisu Noo Shaqayn Waayay

Wararka Qaarkood Aya Sheegaya In Mid Kamida labadii Shaqaalaha Ahaa ee Loo Tuhmayay wax Isdaba Marinta La qabtay, Halka ka kalena uu u baxsaday hargaysa,

Arinkan Ayaa soo Baxay Uun malintii sabtidii shalay, Iyadoo Maamulaha Baankuna





Heegan Culus galiayay qaybaha Xisaabaadka ee Baanka ,si Baadhis Xoogan Loo galo ,


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip