qorshaha wasiir qabo,iyo qaab casriya oo kulmiye ku raadinayo codka baligubadle,qoraa mustafe axmed maxmed geedi.
August 21, 2017
Latest Headlines:   _

qorshaha wasiir qabo,iyo qaab casriya oo kulmiye ku raadinayo codka baligubadle,qoraa mustafe axmed maxmed geedi.

0
Wednesday June 14, 2017 - 11:17:46 in by Samiir Cabdi
  • Visits: 91
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    qorshaha wasiir qabo,iyo qaab casriya oo kulmiye ku raadinayo codka baligubadle,qoraa mustafe axmed maxmed geedi.

    qorshaha wasiir qabo,iyo qaab casriya oo kulmiye ku raadinayo codka baligubadle,qoraa mustafe axmed maxmed geedi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

qorshaha wasiir qabo,iyo qaab casriya oo kulmiye ku raadinayo codka baligubadle,qoraa mustafe axmed maxmed geedi
qorshaynta somaliland maxmed ibrahim qabo ayaa manta shaciyay inuu ka mid yahay masuuliyinta quud daraynaya in ay kuso baaxan gudomiyaha mustaqbalka ee xisbiga kulmiye
wasiirka oo manta shir jaraa,id ku qabtay xafiiskisa aya wxu ku shaciyay hankiisa mustaqbalka

wasiir qabyatire wuxu u muuqda hankiisa xisbiga kulmiye mid olole ah isla markana la rabo in lagu soo jiito beesha gobolka hawd oo uu xisbiga kulmiye ka wayay tageero buuxda
wasiir qabyatire shacintisa wakhtigan waxay u muuqata mid ay so abaabuleen xisbiga kulmiye
oo si wada jira looga soo shaqeyay
si loo abuuro fursad lagu abuuro tageero xisbigu ka helo kobolka hawd

 


gobolka hawd wuxuu kamid ahaa goboladii sida wayn looga tageeray xisbiga kulmiye isla markan codka badan uu ka helay xisbigu dorshadii 2010
hadaba wuxuu xidhidhka xisbiga kulmiye iyo gobolka hawd uu xumaday dorshadii golaha deganka markaas oo uu hadhay urur siyasadeedkii xaqsoor uu u hogaminayay xasan ciise jamac
wakhtiga wixii ka danbeyay waxa mesha kabaxay tageeradii xisbiga iyo degaanka baligubadle oo gabi ahaanba mesha ka baxay


dhawan ayay hayd markii xisbiga mucaridka ah wadani uu wax kabadal ku sameyay qaab dhismeedka xisbigaas taas oo uu xisbigu kula xulufoobay degaanka baligubadle oo ay u arkayeen fursad dahabiya oo ay kusoo jidan karaan degankaaas iyadoo uu xisbigu magacabay gudoomiyaha kumeelgadhka ee xisbiga wadani xildhiban c/qadire jirde,isla markana uu xisbigu so dhaweyay
si mustaqbalka uu u noqdo gudomiyaha xisbiga hadii uu gulaysto


madaxwaynaha somaliland aya magacabay badhasabka gobolka maroodi jeex siyaasi tiimbaro iyo wasiirka dalxiiska taas oo looga gol laha in lagusoo celiyo xidhidhka ka dhexeya degaankas iyo xisbiga kulmiye in kastoo markii danbe uu siyaasi tiimbaro xilkaas iska casilay




wasiir qabyo tiro ayaa u muuqda mid wata qorshe daaha dabadisa laga hagaayo oo lagu rabo in lagusoo celiyo rajada tageero kulmiye ka helo degaankaas
si loo dhinac eryo siyaasiga c/qadir jirde lkn arintan ayaan ahayn mid u muuqata han uu leyahay wasiirku blse u muuqata dabin lagu raadinayo tageerada degaankiisa




xisbiga kulmiye wuxu dadaal dheeriya iyo gucle orod ugu jira hanashada bulshada beesha degaanka baligubadle


qofkasta wuxu fahmi kara qorshahan xisbiga kulmie,waxana is waydiine wasiir qabyatire xilgan ma shacin kara hankiisa,taas badalkeeda waxad fahmi karta inuu qorshahani yahay mid uu ka danbeeyo xisbiga kulmiye




qoraa mustafe a maxmed geedi baadigobe




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip