Go,aanka Khaldan Ee Xukuumadda Kulmiye ka Qaadatey Dalka QATAR
June 26, 2017
Latest Headlines:   _

Go,aanka Khaldan Ee Xukuumadda Kulmiye ka Qaadatey Dalka QATAR

0
Wednesday June 14, 2017 - 11:17:46 in by Samiir Cabdi
  • Visits: 42
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Go,aanka Khaldan Ee Xukuumadda Kulmiye ka Qaadatey Dalka QATAR

    Go,aanka Khaldan Ee Xukuumadda Kulmiye ka Qaadatey Dalka QATAR

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Go,aanka Khaldan Ee Xukuumadda Kulmiye ka Qaadatey Dalka QATAR
Aragtida Khaldan ee Soomaaliland ka qaadatey Dalka QATAR.

Asalaama Calaykum
Ramadaam Kariim
Soomaaliland waa Waddan Curdin ah oo u baahan in si taxaddir leh looga ilaaliyo wixii Dhaawac ku keenaya Masaalixdiisa Gudo iyo Debedba.waxa wax laga xumaado ah sida Deg-Dega ah ee ay Xukuumadda Soomaaliland ula safatey Dhinac ka mid ah dhinacyadii isku hayey Gacanka Carbeed,Waxa ay Xukuumadda Soomaaliland indhaha ka qarsatey DanahaJaalilayadda Reer Soomaaliland ee ku dhaqan Waddanka QATAR,Dowladda Qatar waxa ay si dhow ula Macaamishaa Dadkeenna degan QATAR iyada oo si gaar ah u eegta Dadka Reer Soomaaliland ee deganaa Waqti aad u fog

 

Waxa jira Tobanaan Dadkeenna degan QATAR oo la siiyey Jinsiyadda Dalkaasi, Waqtigii Halgankii waxa ay Aheyd Halbowle aan laga maarmin.Maanta ma jirto Sabab aynu ula kala safanno Waddamada Gacanka Carbeed, Aan ka aheyn Dano Khaas ah oo Dad gaar ahi leeyihiin.Xukuumadda Kulmiye waxa ay Tuurta u ridan doontaa Cawaaqib xumada la soo derista Jaaliyadda Reer Soomaaliland ee Dalka QATAR.

Ibrahim Diiriye
London



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip