Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Muuqaalka Askari Kenyan Ah Oo Ay Ku Qabteen Dagaalkii Ceel Cadde.
July 23, 2017
Latest Headlines:   _

Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Muuqaalka Askari Kenyan Ah Oo Ay Ku Qabteen Dagaalkii Ceel Cadde.

0
Friday May 19, 2017 - 11:46:30 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Muuqaalka Askari Kenyan Ah Oo Ay Ku Qabteen Dagaalkii Ceel Cadde.

    Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Muuqaalka Askari Kenyan Ah Oo Ay Ku Qabteen Dagaalkii Ceel Cadde.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Muuqaalka Askari Kenyan Ah Oo Ay Ku Qabteen Dagaalkii Ceel Cadde.

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay muuqaal laga duubay Askari Kenyan ah oo ka mid ahaa askartii sida maxaabiis ahaan loogu qabtay weerarkii ay sanad ka hor ay ku qaadaysaldhig Ciidamada Kenya ku lahaayeen Ceel cadde ee Gobolka Gedo.

Muuqaalkan oo soconayay afar daqiiqo ayaa waxaa ka soo muuqday Askariga lagu magacaabo Alfred Danyi Kilasi, isagoo baaq u diray shacabka iyo dowladda Kenya.

 


Alfred Danyi ayaa ka codsaday shacabka Kenya inay u midoobaan sidii looga saari lahaa Al-Shabaab oo muddo sanad iyo bilooyin uu gacantooda ku jiro.

"Laga soo bilaabo markii uu dhacay dagaalkii Ceelcadde ilaa hadda waxaan ku jirnaa Jeelka Al-Shabaab anagoo maxaabiis ah, welina wax war ah kama helin dowladeena, Ma aanan helin wax caawin, sidaas darteed waxaan shacabka Kenya ka codsaneynaa in ay u midoobaan arinteena, una raadiyaan xal lagu soo afjarayo Mushkiladda na heysata” ayuu yiri.

Waxaa uu ugu baaqay Madaxweynaha Kenya inuu sameeyowax kasta oo looga saarayo gacanta Al-Shabaab, si ay ula midoobaan qoysaskooda oo aad uga murugoonaya sida uu yiri.

Horaantii bishii Janaayo ee sanadkii 2016 ayay aheyd markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamada Kenya ku lahaayeen Ceel Cadde, halkaasoo lagu dilay askar ka badan boqol.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip