Dan kama laha Danyarta. Danyartuna Rajo kama Qabaan. Waa Qalinki Abokor Osman.
September 25, 2017
Latest Headlines:   _

Dan kama laha Danyarta. Danyartuna Rajo kama Qabaan. Waa Qalinki Abokor Osman.

0
Friday May 12, 2017 - 12:34:55 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dan kama laha Danyarta. Danyartuna Rajo kama Qabaan. Waa Qalinki Abokor Osman.

    Dan kama laha Danyarta. Danyartuna Rajo kama Qabaan. Waa Qalinki Abokor Osman.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dan kama laha Danyarta. Danyartuna Rajo kama Qabaan. Waa Qalinki Abokor Osman.

Shalay illaa maanta waxaan tagay dhawr xaafadood oo ay ku noolyihiin dadka danyarta ah ee magaaalada burco.
Aadan saleeban(sii bakhti), qunyar dega, cuqubo iyo cali xuseen. Waxaan ku soo arkay dad aad u baahan oo aad u dhibaataysan. Waxaan arkay dad aan haysan hoy, cunto iyo xoolo. Waxaan kusoo arkay dad waayeel ah oo aad u da' wayn oo yidhi wax allaale waxaanu cuno ma haysano cid aanu ka sugayno oo aan ilaahay ahayna ma jirto.
Madaxdeenu maalintii ugu yaraan 500 $ way kharash gareeyaan bishiin 15,000 $ ayay noqonaysaa. Waa calaa masuul.
 

Dan kama laha danyarta. Danyartuna rajo kama qabaan. Dadkaa cidda ka war hayn karta oo u kici kartaa waa inaga dhalinyaro, aqoonyahan ganacsato, qurbo joog, culimo iyo waxgarad. Aynu gacmaha is qabsano si aynu dadkeena dhibaataysan wax u tarno. ilaahayna waa inala garab galayaa.
#Caawi_Dadkaaga.

FacebookAbokor Osman



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip