Doorashada Iran: Ahmadinejad Oo Loo Diiday in Uu Is Sharaxo.
June 23, 2017
Latest Headlines:   _

Doorashada Iran: Ahmadinejad Oo Loo Diiday in Uu Is Sharaxo.

0
Friday April 21, 2017 - 11:27:53 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashada Iran: Ahmadinejad Oo Loo Diiday in Uu Is Sharaxo.

    Doorashada Iran: Ahmadinejad Oo Loo Diiday in Uu Is Sharaxo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashada Iran: Ahmadinejad Oo Loo Diiday in Uu Is Sharaxo.

Warbaahinta dowladda Iran ayaa sheegtay in Madaxweynihii hore, Mahmoud Ahmadinejad, laga mamnuucay in u tartamo doorashada madaxweynaha ee dalkaasi ka dhici doonta bisha soo socota.

Golaha ilaalinta danaha qaranka dalkaasi ayaa waxaa ay ansixiyeen lix qof keli ah inay doorashada madaxtinimada u tartamaan.


Madaxweynaha Haatan Talada haya Hassan RouhaniMadaxweynaha Haatan Talada haya Hassan Rouhani

Waxaana kamid ah lixdaa qof ee la ansixiyay madaxweynaha hadda talada dalka haya ee Hassan Rouhani, iyo ninka loo arko in u yahay kan ugu mowqifka adag raga tartamaya ee, Ebrahim Raissie.


Ebrahim Raissie waa ninka loo arko in u yahay kan ugu mowqifka adag raga tartamayaEbrahim Raissie waa ninka loo arko in u yahay kan ugu mowqifka adag raga tartamaya

Doodihii tooska looga tebinayey Telefishanka ayaa saameyn weyn ku yeeshay labadii ugu dambeeyey doorashada madaxtinimada Iran.

Waxa ay soo jiiteen daawadayaal farobadan waxaana loo arkay inay ahayeen kuwo sare u qaaday ololahii madaxweyne Rouhani sannadkii 2013-ka, balse haatan madaxweyne Rouhani ayaa walaac ka muujiyay in la joojiyo dooda Telefishanka waxa uuna sheegay in ka dacwoon doono talaabada lagu joojinayo dooda Telefishanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip