Waxa Uu Geeriyooday Markii Si Kaftan Ah Loogu Sheegay In Madaxwayne Trump Xilkii Laga Xayuubiyey.
June 26, 2017
Latest Headlines:   _

Waxa Uu Geeriyooday Markii Si Kaftan Ah Loogu Sheegay In Madaxwayne Trump Xilkii Laga Xayuubiyey.

0
Friday April 21, 2017 - 11:27:53 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxa Uu Geeriyooday Markii Si Kaftan Ah Loogu Sheegay In Madaxwayne Trump Xilkii Laga Xayuubiyey.

    Waxa Uu Geeriyooday Markii Si Kaftan Ah Loogu Sheegay In Madaxwayne Trump Xilkii Laga Xayuubiyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Uu Geeriyooday Markii Si Kaftan Ah Loogu Sheegay In Madaxwayne Trump Xilkii Laga Xayuubiyey.

75 jir u dhashay dalka Maraykanka, gaar ahaan Gobolka Oregon, ayaa geeriyooday, kadib markii ooridiisii hore aaminsiisay in Madaxweyne Donald Trump xil-ka-xayuubin lagu sameeyey.

Micheal Garland Elliott ayaa horrantii bishan naftu ka dhacday, kadib xaaskiisii hore iyo asaxaabtiisu u sheegeen in warkaas lagu daabacay wargeys la yidhaa The Oregonian oo xusay in Madaxweyne Donald Trump xilka laga qaaday.

"Markii uu warkaas maqlay ayaa ninka wayeel ah neeftii ugu dambaysay ka soo baxday,” ayuu yidhi qof jinaasada ninkan ka qaybgalay.

Teresa Elliott oo xaaskiisii hore, ayaa qaar ka mi ah warbaahinta Maraykanka u sheegtay in saygeedii hore uu aad uga naxay doorashada Trump, si kaftan ahna ay ugu sheegty in Madaxweynaha xilka laga xayuubiyey, kadibna uu ninkaas wayeelka ah farxad darteed la dhintay.

Ninka geeriyooday oo ku dhashay magaalaa Virginia, balse aakhirkii u guuray California waxa uu ahaa nin kubbadda gacanta ee Golf aad u jecel, aadna wuxuu u necbaa Madaxweynaha hadda talada dalka haya ee Donald Trump, dadkii aadka uga ololeeyeyna wuu ka mid ahaa sida uu daabacay wargeyska Guardian oo Maankaab soo xigtay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip