Dab Markale Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashey.
August 22, 2017
Latest Headlines:   _

Dab Markale Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashey.

0
Friday April 21, 2017 - 11:27:53 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dab Markale Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashey.

    Dab Markale Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dab Markale Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashey.

Suuqa Bakaaraha ee magaalada Moqdisho ayaa waxaa habeenkii xalay ahaa ka

kacay dab kaas oo lagu guuleystay in la damiyo intii aanu ku fidin tukaadanada kale .



Dabkan oo ka kacay Agagaarka Suuqa Qaliifa oo bilo ka hor dab xoogani ka kacay , waxaana la sheegay in dabkaas xalay kacay uu sameeyey dhawr tukaan .


Waxaana daminta dabkan ku guuleystay gadiidka dabdamiska dawlada Hoose iyo kuwa shirkadaha waa weyn

Ilaa hada lama garan karo sababta ka danbeysay in dabkani uu ka kaco agagaarka suuqa Qaliifa .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip