Bulshada Burco Oo Raadinaya Halkay Ka Dhaceen Gudida Abaraha Heer Qaran+Halka Ay Bogaadiyay Gudida Abaraha Togdheer.
December 14, 2017
Latest Headlines:   _

Bulshada Burco Oo Raadinaya Halkay Ka Dhaceen Gudida Abaraha Heer Qaran+Halka Ay Bogaadiyay Gudida Abaraha Togdheer.

0
Thursday April 20, 2017 - 18:12:12 in by
  • Visits: 89
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bulshada Burco Oo Raadinaya Halkay Ka Dhaceen Gudida Abaraha Heer Qaran+Halka Ay Bogaadiyay Gudida Abaraha Togdheer.

    Bulshada Burco Oo Raadinaya Halkay Ka Dhaceen Gudida Abaraha Heer Qaran+Halka Ay Bogaadiyay Gudida Abaraha Togdheer.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bulshada Burco Oo Raadinaya Halkay Ka Dhaceen Gudida Abaraha Heer Qaran+Halka Ay Bogaadiyay Gudida Abaraha Togdheer. Bulshada Burco Iyo Dadka Ku Sugan Deeganada Miiga Ee Ku Dhufatay Abaaraha Baahsan Ee Saldheeraday Ee Bulshada Burco Ugu Magac Dareen ,Sinta Ayaa Baafinaya Halka Ay Ku Maqan Yahiin Gudidi Heer Qaran Ee Loo 

Magacaabay Inay U Gurmadaan Dadka Jilicsan. Bulshada Burco Ayaa Amaan Iyo Bogaadin U Diray Gudida Abaraha Togdheer Oo Ay Ku Tilmaameen Inay Baal Dahab Ah Kaga Jiraan Gurmadka Kale Duwan Ee La Gaadhsinayo Dadka Jilicsan Ee Hada U Bahan Waxsiin Ee Aan Hada U Bahnayn Hadal Kale. Gudida Abaraha Ee Heer Qaran Ayaa Horaantii Ay Soo Shaacbaxday Abaaraha Ku Dhuftay 

Gobollada Bariga Somaliland Ku Yimid Iyagu Safaro Xogagal Naqosho Ah Iyo Rashiino Ay Barbarsocdaan Biyo Dhaamis Ka Fuliyay,Oo Markaasina Ku Yimid Qayla Dhaanta Maamulka Gobolka Togdheer, Lakiin Mudooyinkii Ay Si Jilceen Dad Iyo Dunyadii Ku Sugna Deeganada Miiga Oo Ay Ka Maquurteen Gudida Abaaruhu. Bulshada Burco Iyo Cidkasta Oo Ay Taabatay Biyo Dhaamiska Iyo Gaadhsinta Rashinada Kale Duwan Ee Dadka Ku Go,odoonsan Deeganada 


Miiga Ayaa Sheegay Inay Ku Fashilmeen Xilka Culus Ee Loo Igmaday Gudida Abaraha Heer Qaran Kana Dhawaajiyay Inay Is Casilaan Oo Ay Ku Wareejiyaan Dad Kale Oo U Heelan Gurmadka. Deeganada Miiga Ee Gobolka Togdheer Iyo Goboladda Bariga Somaliland Ayaa Laga Soo Sheegayaa Inay Dad U 

Geeriyoodeen Haraad Iyo Gaajo Ka Dib Abarihi Oo Maalinba Maalinta Kasii Danbaysa Ka Daraysa. Bulshada Abaraysan Ayaa Ka War Sugaya In Madaxwayne Silaanyo Talaabo Wax Ka Badal Ku Qaado Gudida Abaraha Heer Qaran Oo U Muuqda Inay Ka Gaabiyeen Shaqadii Loo Wakiishay Kana Siidaraysa Xaaladaha Abareed Ee Gobolada Bariga Somailand.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip