Cadalada Darada Qaawan Ee Foosha Xun Aan Sal Iyo Raad Toona Lahayn Lagula Kacay Samafale CABDIMALIK MUUSE COLDOON.
June 26, 2017
Latest Headlines:   _

Cadalada Darada Qaawan Ee Foosha Xun Aan Sal Iyo Raad Toona Lahayn Lagula Kacay Samafale CABDIMALIK MUUSE COLDOON.

0
Sunday April 09, 2017 - 12:07:44 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cadalada Darada Qaawan Ee Foosha Xun Aan Sal Iyo Raad Toona Lahayn Lagula Kacay Samafale CABDIMALIK MUUSE COLDOON.

    Cadalada Darada Qaawan Ee Foosha Xun Aan Sal Iyo Raad Toona Lahayn Lagula Kacay Samafale CABDIMALIK MUUSE COLDOON.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cadalada Darada Qaawan Ee Foosha Xun Aan Sal Iyo Raad Toona Lahayn Lagula Kacay Samafale CABDIMALIK MUUSE COLDOON.

Cabdimalik muuuse coldoon runtii wuxuu ahaa shiqsi sharaf iyo karaamo ka mudan dadka muslimnta ah meelkasta oo ay daafaha dunida ku kala sugan yihiin wuxu yahay qof garanaya xuquuqda ay mudan yihiin dadka dhibaataysani iyo halka ay kaga jiraan bulshada wuxu dadka tusi jiray in aanay kala dheerayn ee ay yihin laba qof oo wlalo ah oo kale waxanuu ku dhiiriyaa dadka ama ay kaga daydaan sidiisa in ay wanaaga fudiyaan oo ay isku naxariistaan sidii alle sheegay ee ina faray in aynu isku naxariisano maanta waxa tabaya maaha dad khaas ah maaha dad cayiman maaha dad tiro iyo cadad lagu kobi karo ee waa inta afka somaliga kuma hadasha oo dhan gabi ahaanba .

Maanta dawlada somaliand waxay ku xidhay waxaad tagtay soomaalia oo waxaad taageertay formaajo

Marka madaxtooyada laga taageryay loogana hambalyaynayay muxuu kuwa dawlada ka mid ka ah xeerku u qaban wayay ka cabdimalik qabtay ma mid gaar ah baa.

MA JIRTAA CID OOFINAYSA SAMAFALKII

Marka madaxda maanta talada dalka haysa la eego way yar tahay qofka dadka taagtadaran u gargaara ee u naxariista waxay maanta xilkoodu yahay maxaa kaa galay adigu iska foodh yeel malaha xisabtan dal ama xasuus ay ku dheehan tahay in xilku meerto yahay waxa laga yabaa inuu beri ka maalin noqdo haga qaranka oo qaar maanta been abuur ku soo oogi uu ku qabto falal xaqiiqada iyo runta xanbaarsan.

YAAABKA BULSHADA

Balse waxa dad badan oo shacabka heer somaliland ah yaab iyo ama gaag galisay.

Madaxda qaranka marka ay ayagu hambalyada u dirayaan ma ku waajibaa ma xilbaa ka saaran mise

Waa shardi in ay u diraan hambalyo iyo taageerid buuxda dawlada aynu jaarka nahay ee somalia

Marka ay xukun xaaran ah ku ridayaan muwaadin dhab ah oo heer somaliland oo si shiqsi ahaantiisa ah u taageeray ama ugu hambaleyay dawlada aynu jaarkanahay miyaanay xadhigaasi xaaran ku ahayn

Miyaanay taageerada ay ayagu u muujiyeen ayaga oo dalka ka madax ah aanay yaqiinsanayn dhibaatada iyo carqalada ay kala kulmayaan .

Cabdisamed Giirre

Raygal55@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip