Aafyooyinka Qarsoon Ee Ay Leedahy Tahriibku Ee Aan Dad Badan Dhadaneeya iyo Qisidii Xalay Igu Dhacaday Ee Waagu ka Soo Baxay.
August 22, 2017
Latest Headlines:   _

Aafyooyinka Qarsoon Ee Ay Leedahy Tahriibku Ee Aan Dad Badan Dhadaneeya iyo Qisidii Xalay Igu Dhacaday Ee Waagu ka Soo Baxay.

0
Monday April 03, 2017 - 16:24:47 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aafyooyinka Qarsoon Ee Ay Leedahy Tahriibku Ee Aan Dad Badan Dhadaneeya iyo Qisidii Xalay Igu Dhacaday Ee Waagu ka Soo Baxay.

    Aafyooyinka Qarsoon Ee Ay Leedahy Tahriibku Ee Aan Dad Badan Dhadaneeya iyo Qisidii Xalay Igu Dhacaday Ee Waagu ka Soo Baxay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aafyooyinka Qarsoon Ee Ay Leedahy Tahriibku Ee Aan Dad Badan Dhadaneeya iyo Qisidii Xalay Igu Dhacaday Ee Waagu ka Soo Baxay.
 Ugu horeen aad ayaan idiinku mahada naqyaa sida aad ii siiseen qiimaynta kuna dul ha kateen qoraalkan kooban oo aan idinla wadaagi doona. Aslaama calaykum Waxaan Salaamayaa Marka Hore Akhristayaasha Sharfta Badan Ee Ila Wadaagi Doona Qormo Madan Aan Ku Cabiraayo qiso xalaay igu dhacaday marka labaad aad ayaan idiinku mahada naqyaa sida aad ii sii seen qiimaynta kuna dul ha kateen qoraalakan yar oo xanbaarsan dareen iyo murugo badan . waxanan qalinka u qaatay in aan ka qoro afoooyin yar yar oo ay abuurtay tariibtu lakiin galaafta kumanaan qof inay naftooda halis iy hagar daamo galiyaan balse aan dadku dhadaneen hana sababta kaliya ee ay dhalin badan maanta ugu beemeeyen naftooda badaha iyo saxarah lama degaanka ah , xalay goor danbe ayaan arkay inan dhaamaan facebooka ku sharaaxad heeso calaacal ah ama erayo kugu abuuraya dareen ku qiira galinya runtii jidhakaagu iyo qalabigaagu wuu ruxmayaa markaad aragto , islamarkaan arkay waxaa qalbigayga ku soo dhacaday dadkii lagu xasuusan jiray jacaylka ama u geeriyoodayba cilmi bodhari , amalayla iyo qaysa isla markiiba waxaan jecelaysty in aan la wadaago walshy noloshaa murugada iyo mugdiga badan shakediii na dhex maraty waxy u dhacady sidatan salaam ,kafatn iyo is barsho dheer ka dib waxaan u gudbay mawduucii aan u socady wallo iga raali ahow waxan jecaysaty inan ku waydiyo su’aal adoo iga raali ah kun jeer MAXAA KUGU KALIFAY CALAACALANKA FARA BADAN ? anoo qoslaya ayaan waxan raaciyay ma jacylkaagii baa ka dhintay  walaal may igma dhiman ee walaalo wuu iga tariibay wiilkii aan jeclaan waxana ay guda gashay qiso nololeedkeedii oo ahyd mid aad u naxdin badan runtii waan qiiroday waxanan dareemayay jawi ka gadisan kii aan ku jiray markii hore . ‘’walalo wiilka waxa la dhahaa maxamed waxan is baranyo mudo aan yaryareen oo aan ahyn siku fasal dugsi hoose dhex ,waxaa maalinba maalnta ka danbaysa igu si kordhi jiray jacalyka aan isu qabo waxaan wado qaadan jiranay faraxad iyo murugadab waqtiga ugu badan waan wad joogi jirnay dadku way isku kaaya caayi jireen balse anga waxaasi nooma muuqa bas angaa isku maqnaan jirnay oo qudha Maxamed duruufe dhaqaale oo surta gal ka dhigi wayay in uu dhaco arooskaygu ayaa waxa uu habenkii dabe go’aanku gaadhay in uu tahriibo waan uu ii soo bandhigay waan ka hor istaagy lakin waa uu iga qadaan wayay waxaan ka codsady in aan an la galo jidkaa dheer ii bilaa rafiiqa ah kaliya ay dhaxanta iyo dabaylah dhacyaan ay wehelkaaga yahiin oo qudha nasiib xuma waa iga diiday ana markii danbe waa igu qanciyay in uu tariibo an waan ka yeelay . Waa uu baxay maxamed subax subaxa isoo maray kuwaad ugu qadhaadh ama ugu xasuusata badan ka mid ahaa wax uu raacay gaadhi ku wooda ugu mugdiga badnaa ee aan arko ka mid ahaa waxa uu iga tagay isgoo ii heli kara waqti uu ila qaato balse aan waayhu ogolaaneen . Waa uu baxay waxuuna maray jidkii dheer ee mugdiga iyo murugda badnaa ee aan la garneen goorta doonta ama gadhiga lagaa tuuri doono Waa uu ila soo xidhidhi jiray waqtigii uu ku sugnaa rafaadka iyo murugade balse maxaa dhacay markuu tagay YURUB galay waxa uu waqigii isu badalay sida tan Saacad ima soo wacin xataa waxu igu balimayay hoodii oo isku kayo ogeed in aan la hadlo oo waqtigii uu ku jiray jidka dheer ee bilaa ciirsiga iyo cidlaad badan uu wehel iga dhegan jiray fariiman ii soo fari jiray hoodii , waxa ku yidhi taa yari way walan tahy iska ilaaliya hooyo waxa kale oo dhaaman igu balamiyaya oo uu sheegay in aan waashay asxaabttisa kuwii na bar bar istaagi jiray marku wadank joogay Waxaan ku jecela waqtiga uu manta ku jiro waqtii ka xun oo uu ku noolaa nolol cidhiidhi ah waxaan lasoo maray waqti kuwa manta uu ugu balimaiyay ee ii yaqaan qof waalan ay kawad yaacen balse aan kaligay barbartaaganaa una ahaa dhufays uu kaag gabado dhaxanta iyo milicdba HAYE HAYE HAYE BAAN DHAHAY ANOO DHAGTA U TAAGYA SHEEKADA LAYAABKA LEH Waxan tiraba isku dayay in aan mar uun galo yurub tirba 12 jeer tahriibta waxa ku dhintay labdii walaal ee aan aduunka ak eegaynayay iyo walashydi iga yareed Waata sababta kaliya ee igu kalifay heesah nooocad calaacalka ah waxaan ka baxay iskulkiii aan dhigan jiray waxanan isku dayay hooyaday oo dhaawac soo gaadhay inan u shaqeeyo hada waxan haysta maqaaxi shah kuwooda lagu qayilo waxan iskag dhex noolahay dadkaa qadaa ma dhargaanka ku jira mar mar iyo dhif aan facebook soo gala si aan u xasuusto in aan ahaa qof hore u jiri jiray ama aan u xasuusto noloshaydii isoo maratay aan nafta u baraarujiyo. Waxaan asxaabat shaarafta baadan ka codsanyaa inay iigu soo duceeyaan in ilahy iga masxo dahabkii maarat noqday maxamed waxaan fariintin idiin soo gudbiyay walalkay abdihakiim jante 

 QORE: Abdi Hakiim Mohmed Ahmed ‘’Jante ‘’ 
 Contect us; 0659999022/ 0634369807



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip